Riyadh (Raxanreeb online) – Dalka Sacuudiga ku dhawaad 50-qof oo Soomaali ah ayaa wajahaya dil toogasho ah, kuwaasoo lagu eedeeyay inay ka ganacsanayeen waxyaabaha maanka dooriya, taasoo keentay inay qoysaskooda iyo dowladda Soomaaliya ka dalbadaan in loo naxariisto. Qaar badan oo ka mid ah dhalinyaradan la xidhay oo markii hore shaqo doonayey ayaa la sheegay...
Author: mowliid A (mowliid A)
Japan oo Soomaaliya ka cafisay 100 milyan oo dollar oo deyn ah.
Japan (Raxanreeb online) – Japan ayaa Soomaaliya ka cafisay 100 milyan oo dollar oo deyn ah. Dayn cafintan ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Nairobi iyadoo heshiis rasmi ah oo deymo cafis ah ay kala saxiixdeen Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Iimaan Cige iyo Safiirka Japan u fadhiya Kenya Ogihara Hiroshi. Heshiiska deyn cafinta waa qeyb ka...
Maamulka Somaliland oo baaq ku saabsan arrimaha doorashooyinka udirtay beesha caalamka.
Hargeysa (Raxanreeb online) – Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland ayaa soo saartay war-murtiyeed ay caalamka tafaasiil kaga siisay doorashooyinka Somaliland iyo xasaradaha ka taagan gobolka Geeska Afrika. “Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, waxa ay ku faraxsan tahay in ay beesha caalamka u sheegto horumarka baaxadda leh...
Taliyaha ciidanka Difaaca Kenya oo booqday saldhiga ciidamada Kenya ku leeyihiin Dhoobleey.
Dhoobley (Raxanreeb online) – Taliyaha Ciidanka Difaaca Kenya, Jeneraal Charles Kahariri ayaa Talaadadii booqday Qaybta 2-aad ee ATMIS oo saldhigoodu yahay Dhoobley si uu u qiimeeyo daryeelka iyo diyaargarowga ciidanka. Sidoo kale, Jeneraal Kahariri ayaa ammaanay xirfadda iyo nafhurnimada ciidanka ay hurayaan xasilinta Soomaaliya, wuxuuna dib u xaqiijiyay taageerada Kenya ee Hawlgalka cusub ee Midowga...
Xasan Cali Kheyre oo siweyn uga hadlay hadalkii madaxweyne Xasan Sheekh ee qaxootiga Somalida Jarmalka
Muqdisho (Raxanreeb online) – Raisul Wasaarihii hore ee Somalia Xassan Cali Khayre ayaa masuuliyad daro ku tilmaamay talaabada uu Madaxweyne Xassan Shiikh ku ogolaaday in dib loogu soo celiyo dalka Qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool Jarmalka. Sidoo kale, qoraalka Xasan Cali Kheyre hadalkiisa ayaa uqornaa sidatan: “Waxaa nasiib darro ah in seddaxdii sano ee...
Cashadii lagu tiray magacii Golaha SHaacabka.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Waxaan is weyddiiyay maxay tahay baahida loo qabo cashadan uu Xasan SHiikh Max’ud golaha shacabka la daba taaganyahay! Bal adigu is weyddii oo macnee, sanadkaan 2024ka waa cashadii labaad ee Xasan SHiikh Max’ud uu u sameeyay Golihii SHacabka ee dad-weynaha ku masalaayay la xisaabtankiisa, bilowgii sanadka bishii January Xasan SHiikh Max’ud...
Dib u doorashada Donald Trump iyo siday u saameyn karto Soomaaliya
New York (Raxanreeb online) – Donald Trump waa mucjiso. Hadda waa 78 jir wuxuuna markii labaad noqonayaa Madaxweynaha Mareykanka. Taariikhda Mareykanka waa ninkii labaad oo kursiga madaxtinnimada qaata labo jeer oo aan isku xigin. Wxuuna hadda noqonayaa madaxweynihii 47aad. Wuxuu xafiiska la wareegi doonaa 20ka Jannaayo 2025. Trump ugu yaraan hal mar ayuu ka badbaaday...
Golaha shacabka oo ansixiyay hindise sharciyeedka Tacliinta sare ee Qaranka oo ay keenta Wasaaradda Waxbarashadda.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo uu wehliyo guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir guddoomisay Kulanka 35-aad kalfadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka. Sidoo kale, ajendaha kulanka ayaa waxa uu ahaa akhrinta seddaxaad iyo u...
Dab xooggan oo goordhoweyd ka kacay xarunta madaxtooyada Soomaaliya.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Warar kala duwan oo soo baxaya ayaa sheegaya in dab xooggan uu ka kacay qeyb kamid ah xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, gaar ahaan halka loo yaqaan sargaduuda oo yaallaan hub iyo rasaasta. Gaadiidka dabdamiska gobolka Banaadir ayaa gaaray goobta uu fabku ka kacay, waxa ayna halkaasi ka wadaan dedaalo ay ku daminayaan...
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya oo Wada-hadallo Muhiim ah oo Amniga looga hadlayo ku yeeshay Xarunta INTERPOL ee Glasgow.
UK (Raxanreeb online) – Shirkii 92-aad ee INTERPOL oo ka dhacay magaalada Glasgow ee dalka Ingiriiska, Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Senator Fartaag, ayaa ka qeyb galay wada-hadallo muhiim ah oo looga hadlayay la-dagaalanka argagixisada iyo iskaashiga amniga caalamiga ah. Wasiirka ayaa wada hadal heer sare ah la qaatay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Serbia ahna Wasiirka...