Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Axad ah dib u furay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee looga hadlayo arrimaha amniga, dhismaha dowladnimada iyo doorashooyinka. Shirkaan oo ahaa mid heerkiisu sareeyo ayaa dib u bilowday, kadib markii uu xumaaday xiriirka u dhaxeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada, iyadoo madaxda...
Author: mowliid A (mowliid A)
Wasiirka Batroolka Soomaaliya oo ku eedeeyay Madaxweynaha Puntland inuu is hortaag ku sameeyay Shidaal baarista.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni in uu caqabad ku yahay howlihii shidaal baarista ee Puntland. Wasiir Maxamed oo Sabtidii Saxaafadda kula hadlay Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in Madaxweyne Deni uu isku dayay inuu keeno Shirkad uu...
Turkiga oo doonaya inuu horumariyo iskaashiga Afrika & wada-hadallada Jabuuti.
Ankara (Raxanreeb online) – Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga ayaa todobaadka soo socda u safri doona dalka Jabuuti si uu uga qayb galo shirka wasiirrada Turkiga iyo Afrika, waxaana ay ka wada hadli doonaan wanaajinta iskaashiga ka dhexeeya Ankara iyo qaarada, sida ay sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradiisa. Turkiga oo xubin ka ah NATO ayaa...
NAIROBI: Aas dad badan ay kasoo qeyb galeen oo Nairobi loogu sameeyay hooyo Soomaaliyeed & gabdheheeda.
Nairobi (Raxanreeb online) – Dadyow fara badan oo Soomaali ah ayaa ka qeybgalay aas shalay magaalada Nairorbi loogu sameeyay, hooyo Soomaaliyeed, gabadheeda iyo gabadh ay habar-yar u tahay oo toddobaadkaan si xun loogu dilay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Sidoo kale, boliska Kenya ayaa sheegay, in ay wali wadaan baaritaanka dilka foosha xun ee...
Ganacsatada Muqdisho oo cabsi xooggan lasoo daristay kaddib dilalkii ka dhacay Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Xaalada ammaan ee magaalada Muqdisho ayaa u muuqata maalmahan in ay sii xumaaneyso, waxaana magaalada saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay dilal qorsheysan ay fuliyeen xubno katirsan kooxda Al-shabaab iyo sidoo kale qaraxyo. Sidoo kale, Al-shabaab ayaa kordhisay dilalka iyo beegsiga ay ku hayaan dadka shacabka ah ee fuliyay amarkii dowladda ee...
Dowladda Iran oo shaacisay tirada rasmiga ah khasaaraha duqeymaha Isra’iil ka geysatay Lubnaan.
Tehran (Raxanreeb online) – Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa weerar culus shalay subax ku qaaday bartilmaameedyo kuyaalla dalka Iran, waxa ayna si gaar ah u beegsadeen xarumo milatari oo muhiim u ahaa dowladad Iran oo ay ku jiraan halka ay yaalaan qalabka difaaca. Sidoo kale, Iran ayaa sheegtay in laga hortagay inta badan gantaalihii ciidamada Israa’iil...
Siciid Deni oo taageero u muujiyay Axmed Madoobe + Sababta.
Garoowe (Raxanreeb online) – Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid C/llaahi Deni, ayaa sheegay in maamulkiisa garab iyo gaashaan u noqonayo maamulka Jubbaland oo diidan qorshaha Villa Soomaaliya ee ah muddo kororsi iyo doorashooyin qof iyo cod ah in la qabto. Sidoo kale, Siciid Deni ayaa sheegay in diyaar u yihiin in Jubbaland ku taageeeraan in doorashadooda...
FAAHFAAHINTA: Qarixii saakey ka dhacay degmada Karaan gaar ahaan maqaayad halkaas kutaalay.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Qarax xooggan oo dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, ayaa goordhow ka dhacay maqaayad kutaalla xaafada Jamhuuriya ee katirsan degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir. Sida ay wararku tilmaamayaan, qaraxa miino ee ka dhacay degmada Kaaraan, ayaa la sheegay in uu ahaa nuuca miinada, taa oo la dhigay qeyb...
Madaxweyne Deni “Puntland & Galmudug wax muran ah kama dhexeeyo ee DF ayaa wada khilaafkaas”
Garoowe (Raxanreeb online) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo saakay hadal ka jeediyay furitaanka kalfadhigga 55-aad ee Baarlamaanka Puntland, ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay in ay gobolka Mudug ka hurinayso colaad salka ku haysa muran dhuleed. Sidoo kale, madaxweyne Deni ayaa si adag uga falceliyay khariirad la sheegay in ay soo...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ku dhawaaqay in si rasmi ah loo joojiyay howlihii Hay’adda Alight International ee magaalada Laascaanood.
Garoowe (Raxanreeb online) – Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Ilyaas Cilmi ayaa ku dhawaaqay in si rasmi ah loo joojiyay howlihii shirkadda Alight International ee magaalada Laascaanood, isagoo ku eedeeyay hay’adda inay ku xad-gudbiso nidaamka shaqo ee Puntland. Amarka waxaa ka mid ah in Alight International lagala noqdo ogolaanshaha shaqo ee gudaha Puntland iyo in la...









