Author: mowliid A (mowliid A)

Dowladda UK oo Isra’iil ku eedeysay dambi dagaal in ay ka geysatay gudaha Gaza.
Post

Dowladda UK oo Isra’iil ku eedeysay dambi dagaal in ay ka geysatay gudaha Gaza.

London (Raxanreeb online) – Wasaaradda difaaca dowladda Ingiriiska ayaa shalay oo Jimco aheyd ku dhawaaqday inay heyso caddeymo la xiriira gabood fallada iyo dambiyada dagaal ee ay Israa’iil ka geysanayso marinka Qaza ee dhulka Falastiiniyiinta. Sidoo kale, War- saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Difaaca Ingiriiska, ayaa lagu caddeeyay haddii codsi rasmi ah uu ka yimaado maxkamadda...

Iska horimaad khasaare geystay oo ka dhacay meel ku dhow Addis Ababa.
Post

Iska horimaad khasaare geystay oo ka dhacay meel ku dhow Addis Ababa.

Addis Ababa (Raxanreeb online) – Dagaallo xooggan ayaa ka socda duleedka magaalada caasimadda ah ee Itoobiya, iyadoo dowladda federaalka ay iska hor-imaadyo xooggan kala kulmeen ciidamo ka tirsan maleeshiyada FANO. Xiisadan oo marba marka ka danbaysa sii xumaanaysa ayaa ka qaraxday meel u dhow magaalada Addis Ababa, kadib markii ay dowladdu ciidamo dheeraad ah geysay...

DEG DEG: Qarax ka dhacay degmada Karaan gaar ahaan xaafada Jamhuuriya Cali Geedi.
Post

DEG DEG: Qarax ka dhacay degmada Karaan gaar ahaan xaafada Jamhuuriya Cali Geedi.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Qarax jugtiisa laga maqlay xaafada degmada Kaaraan ayaa ka dhacay xaafada Jamhuuriya Cali Geedi ee degmada Kaaraan. Sidoo kale, wararka ayaa sheegaya in qaraxa ay ku dhinteen 4 qofood halka ay ku dhaawacmeen 4 qofood oo kale. Dhanka kale, qaraxa ka dib waxaa goobta gaaray ciidanka laamaha ammniga, iyagoona xiray goobta...

Waa sidee xaalada deegaanka Yaaqbiriweyne oo dagaal uu ka dhacay shalay galinkii hore?
Post

Waa sidee xaalada deegaanka Yaaqbiriweyne oo dagaal uu ka dhacay shalay galinkii hore?

Yaaqbiriweyne (Raxanreeb online) – Faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal shalay galinkii hore ku dhexmaray ciidanka maamulka Koonfur Galbeed iyo ciidanka deegaanka Yaaqbiriweyne, halkaas oo saakey laga dareemaayo dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo. Sidoo kale, dagaalkan oo socday saacado badan ayaa waxaa lagu soo waramaay in ay ku dhaawacmeen ku dhowaad 15 ruux halka ay...

Iran oo shaacisay in duqeymo ay labeegsadeen diyaaradaha Isra’iil iyo saldhigyo badan.
Post

Iran oo shaacisay in duqeymo ay labeegsadeen diyaaradaha Isra’iil iyo saldhigyo badan.

Tehran (Raxanreeb online) – Diyaaradaha dagaalka Israa’iil, ayaa saakay aroortii duqeymo culus oo dhinaca cirka ah ku qaaday saldhigyo milatari oo kuyaalla gudaha dalka Iran, waxaana jira khasaarooyin kala duwan oo weerarkaasi ka dhashay, inkastoo aan wali si rsami ah loo shaacin. Sidoo kale, war kasoo baxay taliska milatariga dowladda Iran ayaa lagu sheegay in...

Isra’iil oo faahfaahisay weerarkii ay Iran ku qaaday hanjabaad cusubna hawada umarisay.
Post

Isra’iil oo faahfaahisay weerarkii ay Iran ku qaaday hanjabaad cusubna hawada umarisay.

Tel Aviv (Raxanreeb online) – Milatariga Israa’iil ayaa shaaciyay in weerarkii dhinaca cirka ahaa ee ku qaadeen dalka Iran uu ahaa qeyb kamid ah jawaab celinta weerarkii ay Iran horey ugu qaaday Israa’iil, waxa ayna ku hanjabeen in ay qaadi doonaan weeraro kale oo kuwii saakay kasii daran. Sidoo kale, afhayeenka militariga Israa’iil Daniel Hagari,...

Oruc Reis oo ka tirsan Turkiga oo Soomaaliya u yimid sahaminta saliidda iyo gaaska seismic.
Post

Oruc Reis oo ka tirsan Turkiga oo Soomaaliya u yimid sahaminta saliidda iyo gaaska seismic.

 Muqdisho (Raxanreeb online) – Markabka Oruc Reis ee Turkiga laga leeyahay ayaa ka soo degay xeebaha Soomaaliya, isagoo bilaabay hawlgal toddobo bilood ah oo lagu sahaminayo shidaalka iyo gaasta dabiiciga ah ee dhammaan biyaha Soomaaliya ee shatiga leh. Wasiirka Tamarta ee Turkiga Alparslan Bayraktar ayaa xaqiijiyay imaatinka jimcaha, isagoo xusay in howlgalka uu ka tarjumayo...

Madaxweynaha Iran oo Qaramada Midoobay ku eedeeyay in ay wax ka qaban weysay colaada bariga dhexe
Post

Madaxweynaha Iran oo Qaramada Midoobay ku eedeeyay in ay wax ka qaban weysay colaada bariga dhexe

Tehran (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Iran Masoud Pezeshkian, ayaa dhaleeceeyay  Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxa uuna sheegay in golaha uu ku guul dareestay in ay wax ka qabtaan colaada bariga dhaxe, gaar ahaan dhibaatada Isra’il ka geesaneyso dhulalka Falastiin iyo Lubnaan. Sidoo kale, Masoud Pezeshkian, ayaana si kulul u weeraray golaha ammaanka ee Qaramada...

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Beydhabo oo qeyb Terminal ah loo dhisaayo.
Post

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Beydhabo oo qeyb Terminal ah loo dhisaayo.

Beydhabo (Raxanreeb online) – Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha terminalka garoonka diyaaradaha Shaati-Gaduud ee magaalada Beydhabo. Sidoo kale,terminaalka cusub ee garoonka Shaati-Gaduud ee kuyaalla magaalada Beydhabo ayaa la qorsheeyay in si casri ah loo dhiso, waxaana dhaqaalaha ku baxaya dhismaha terminaalka la sheegay in ay ka...