Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirrada Arrimaha Dibedda, Arrimaha Gudaha, Warfaafinta, Batroolka, Amniga, Taliyaha Booliska iyo Ergeyga Xafiiska Madaxweynaha JFS ugu qaabilsan Arrimaha Soogalootiga iyo Xuquuqda Carruurta ayaa saakay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay 164 dhallinyaro Soomaaliyeed ah, kuwaas oo laga soo saaray xabsiyada Dalka Libya. 109 qof oo kamid ah dhalinyaradaas...
Author: mowliid A (mowliid A)
Soomaalida kunool magaalada Islii ee caasimadda Nairobi oo banaanbax ka dhigay xaafada Islii.
Nairobi (Raxanreeb online) – Waxaa maanta xiran gabi ahaan ganacsigii ka jiray xaafada Soomaalida ku badan tahay ee Islii ee katirsan magaalada Nairobi ee caasimadda dalka, waxaana halkaasi ka socda dibadbaxyo ay dhigayaan ganacsatada iyo dadka kale ee Soomaaliyeed ee degan Islii. Sidoo kale, dibadbaxan maanta ka socda xaafada Islii ee magaalada Nairobi , ayaa...
Xizbullah iyo Isra’iil oo weeraro duqeymo ah isugu jawaabay + khasaaraha ka dhashay.
Tel Aviv (Raxanreeb online) – Diyaaradaha dagaalka maamulka Yahuuda ee Isra’il ayaa Arbacadi madaafiic ku garaacay magaala xeebeedka Suur ee galbeedka dalka Lubnan, halka Xisbullah ay sheegtay in ay madaafiic ku garaacday magaalada Tel Aviv. Sidoo kale, Wakaaladda wararka Lubnan ee NNA ayaa ku warrantay in duqeyn kale oo ay ciidamada Isra’il ku beegsadeen magaalada...
Sacuudiga iyo Iran oo dhoolatus Milateri oo wadajir ah ka sameyn doono Badda Cas.
Riyadh (Raxanreeb online) – Ciidanka badda Iran iyo Sacuudiga ayaa dhoolatus wadajir ah ka sameyn doona badda cas, sida uu ka sheegay telefishinka dawladda Iran taliyaha ciidanka badda Iran, Shahram Irani. Sidoo kale, Arrintan waxaa dhacdo muhiim ah ka dhigaysa, inay tahay calaamad muujinaysa sida yar ee labada dal oo mar cadow isku ahaa ay...
Isra’iil oo jab xooggan lagu gaarsiiyay xadka Lubnaan.
Lubnaan (Raxanreeb online) – Ciidamada Israa’iil, ayaa khasaarooyin badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac kala kulmaya duullaanka dhinaca dhulka ah ay ku qaadeen koonfurta dalka Lubnaan, waxaana milatariga Israa’iil ku adkaatay in ay ka adkaadaan kooxda Xisbullaah. Sidoo kale, Afar askari oo ka tirsanaa ciidanka milatariga Israa’iil, ayaa lagu dilay xadka Israa’iil la wadaagto...
Turkiga oo duqeyn ka fuliyay Ciraaq iyo Suuriya kaddib weerarkii ka dhacay Ankara
Ankara (KAAB TV) – Ugu yaraan 5 qof ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay 22 kalana la dhaawacay kaddib marki laba nin oo hubeysnaa ay weerareen xarunta dhexe ee Warshadda Diyaaradaha iyo Dayax-gacmeedyada Cirka ee Turkiga ee magaalada Ankara. Sidoo kale, Wasiirka Arrimaha Gudaha Turkiga, Cali Yerlikaya ayaa sheegay in labada qof ee weerarka fulisay...
DEG DEG: Qaraxyo iyo weeraro toos ah oo ka dhacay magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga.
Ankara (Raxanreeb online) – Qaraxyo iyo weerar toos ah ayaa lagu qaaday xarunta hawada sare ee Turkiga (TAI), oo ku taalla caasimadda Turkiga ee Ankara. Waxaa markii hore la maqlay dhawaqa qarax culus oo ay xigtay rasaas toos oo ka dhacaysay albaabka hore ee xarunta, waxaa jirta dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerarkan, sida ay...
Sanduuqa Cimilada Cagaaran oo $100 milyan u oggolaaday mashruucii ugu horreeyay ee cimilada Soomaaliya.
New York (Raxanreeb online) – Sanduuqa Cimilada Cagaaran (GCF) ayaa $100 milyan u oggolaaday mashruucii ugu horreeyay ee dhaqaale ee ugu weyn Soomaaliya ee “Climate Resilient Agriculture in Somalia” (FP246), inta lagu guda jiro shirkoodii 40-aad ee guddiga Talaadadii. Wasiirka deegaanka iyo is bedelka cimilada ee Soomaaliya Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi oo ay weheliyaan mas’uuliyiin kale...
Hay’adda duulista iyo hawada oo beeniyay wararka sheegaya in shil diyaaradeed uu ka dhacay hawada Soomaaliya.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa qoraal ay soo saartay shacabka Soomaaliyeed kula wadaagtay in uusan jirin shil diyaaradeed oo ka dhacay dalka, Hay’adda ayaa been abuur ku tilmaantay warar baraha bulshada lagu faafiyey. “Hay’adda Duulista oo mas’uul ka ah kor joogtaynta diyaaradaha uu wadanku leeyahay waxay u cadaynaysaa shacabka inay wararkaasi...
Kala-guurka ATMIS-AUSSOM: Soomaaliya iyo Kenya waxay ku riixayaan maalgelin la saadaalin karo iyo ammaanka la xoojiyey.
Nairobi (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa isla gartay muhiimadda muhiimka ah ee ay leedahay xaqiijinta in si habsami leh looga guuro howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya looguna guuro howlgalka cusub ee taageerada iyo xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM). Hogaamiyayaasha ayaa ku nuux nuuxsaday baahida loo...









