Author: mowliid A (mowliid A)

Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ansixiyay Axdiga Qaramada Midoobay Ee La-dagaalanka Dembiyada La Soo Abaabulay.
Post

Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ansixiyay Axdiga Qaramada Midoobay Ee La-dagaalanka Dembiyada La Soo Abaabulay.

 Muqdisho (Raxanreeb online) – U dhaqaaqista iskaashiga caalamiga ah, Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa Arbacadii ansixiyay Axdiga Qaramada Midoobay ee ka dhanka ah dembiyada abaabulan ee Ku-meel-gaarka ah (UNTOC). Go’aankan ayaa si weyn loo taageeray, waxaana u codeeyay 138 mudane, halka labo kaliya ay diideen, saddexna ay ka aamuseen. Axdiga, oo inta badan loo yaqaan...

Xildhibaannada Khaatumo kasoo jeedo oo iska diiday shirka wadatashiga Puntland ugu yeertay.
Post

Xildhibaannada Khaatumo kasoo jeedo oo iska diiday shirka wadatashiga Puntland ugu yeertay.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Maamulka SSC-Khaatumo ayaa diiday in uu ka qeyb galo wadatashiga ay maamulka Puntland ku baaqday dhowaan in ay kasoo qeyb galaan xildhibaannada baarlamaanka fedeeraalka ku matala Puntland, iyo Khaatumo. Sidoo kale, maamulka SSC-Khaatumo ayaa si cad usheegay in aysan ka qeyb gali doonin shirkaas wadatashiga Puntland ay ku baaqday, iyadoona sheegtay...

Wasaaradda isbeddelka Cimilada Puntland oo deegaannad maamulkaas ka mamnuucday bacaha halka mar laisticmaalo.
Post

Wasaaradda isbeddelka Cimilada Puntland oo deegaannad maamulkaas ka mamnuucday bacaha halka mar laisticmaalo.

Garoowe (Raxanreeb online) – Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada ee dowlad goboleedka Puntland ayaa deegaanNada maamulkaas ka mamnuucday isticmaalka Bacaha halka mar la isticmaalo. Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimillada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa horay suuqyada ganacsiga dalka iyo dekedaha uga mamnuucday isticmaalka, ka ganacsiga iyo soo dejinta bacda halka mar la isticmaalo oo dhibaato...

Meydadka gabdho Soomaaliyeed oo lagu dilay Nairobi oo meel duur ah laga helay meydadkooda.
Post

Meydadka gabdho Soomaaliyeed oo lagu dilay Nairobi oo meel duur ah laga helay meydadkooda.

Nairobi (Raxanreeb online) – Meydadka labo gabdhood oo Soomaali ah, ayaa saacadihii lasoo dhaafay lasoo dhigay qeybo kamid ah magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, gabdhahan Soomaaliyeed oo hal meel wada deganaa ayaa dil loo geestay kaddibna goobo kala gedisan lagu tuuray. Boliiska dalka Kenya ayaana durba bilaabay baaritaanno lagu sameenayo gabdhahan Soomaaliyeed ee la...

GCF oo $130M u ogolaatay Mashaariicda FAO ee Soomaaliya Ciraaq.
Post

GCF oo $130M u ogolaatay Mashaariicda FAO ee Soomaaliya Ciraaq.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Go’aan taariikhi ah, Sanduuqa Cimilada Cagaaran (GCF) waxa uu ansixiyay maalgelinta laba mashruuc oo isbeddel ah oo lagu qiimeeyay 134 milyan, si loo taageero la qabsiga iyo kor loogu qaado adkeysiga cimilada bulshooyinka beeralayda ah ee nugul ee Soomaaliya iyo Ciraaq. Qorshayaashan oo ay hormuud ka tahay Hay’adda Cunnada iyo Beeraha...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika u soo bandhigi doonta Qorshaha Cusub ee Howlgalka AUSSOM.
Post

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika u soo bandhigi doonta Qorshaha Cusub ee Howlgalka AUSSOM.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa isku diyaarinaysa in ay Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika u bandhigto soo jeedinteeda ku aaddan howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM). Howlgalkan cusub ayaa badali doona howlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS), sida laga soo xigtay ilo ku dhow dhow...

Shaqadii garoonka diyaaradaha Beledweyne oo istaagtay.
Post

Shaqadii garoonka diyaaradaha Beledweyne oo istaagtay.

Beledweyne (Raxanreeb online) – Waxaa Maanta gebi ahaan istaagay Shaqada garoonka diyaaradaha Ugaas khaliif ee Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan halkaas oo si maalinle ah duulimaadyo u tegi jiraan una soo bixi jireen. Sababaha uu weyn ee Maanta u istaagtay Shaqada Garoonka diyaaradaha Magaalada Beledweyne ayaa waxaa ay tahay kadib Markii xalay Roobab xoogan...

Dowladda kenya oo afar qofood oo basaasiin ah ku wareejisay Xukuumadda Ankara
Post

Dowladda kenya oo afar qofood oo basaasiin ah ku wareejisay Xukuumadda Ankara

Nairobi (Raxanreeb online) – Qaramada Midoobay ayaa walwal ka muujisay dib u celinta afar qof oo qaxooti Turkish ah oo laga masaafuriyey Kenya, kuwaas oo kooxaha xuquuqda aadanaha ay sheegeen in la afduubay oo si qasab ah loo celiyay, iyada oo la jebinayo sharuucda caalamiga ah. Sidoo kale, afarta qof ayaa lagu kala magacaabaa Mustafa...

SJS oo magaalada baladweyne tababar ugu soo gabagabeysay wariyaal.
Post

SJS oo magaalada baladweyne tababar ugu soo gabagabeysay wariyaal.

 Beledweyne (Raxanreeb online) – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa tababar u soo xiray 15 ka mid ah suxufiyiinta ka howlgala magaalada baladweyne ee xaarunta gobolka hiiraan kaasoo qeyb ka ah dadaallada socda ee lagu tayeynayo warbixinnada isbeddelka cimilada iyo cadaaladda cimilada dalka. Tababarka suxufiyiinta oo socday muddo saddex maalmood ah, ayna ka qeybgaleen 15 wariye...

Madaxweyne Biixi oo kulan laqaatay safiirka Midowga Yurub ujooga Soomaaliya Amb. Karin Johansson.
Post

Madaxweyne Biixi oo kulan laqaatay safiirka Midowga Yurub ujooga Soomaaliya Amb. Karin Johansson.

Hargeysa (Raxanreeb online) – Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo qasriga Madaxtooyada ee magaalada Hargeysa ku qaabiley Safiirka Midowga Yurub u jooga Soomaaliya Amb. Karin Johansson. Sidoo kale, Muuse Biixi iyo Amb Karin Johansson ayaa waxa ay kawada hadleen xoojinta xiriirka midowga yurub iyo maamulka Somaliland, mashaariicda horumarinta bulshada ee ay iska kaashadaan labada...