Author: mowliid A (mowliid A)

Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Somaliland oo sheegay in ay isku dayayaan in ay xakameeyaan sicir bararka.
Post

Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Somaliland oo sheegay in ay isku dayayaan in ay xakameeyaan sicir bararka.

Hargeysa (Raxanreeb online) – Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Somaliland Cali Daahir Cabdillaahi ayaa sheegay inay wadaan tallaabooyin ay ku xakamaynayaan sare u kac ku yimid sarrifka dollar-ka oo saameyn ku yeeshay nolosha dadka iyo suuqyada ganacsiga ee magaalada Hargeysa. Sidoo kale, guddoomiye Cali Daahir ayaa beeniyay inay jiraan lacago cusub oo Bankiga Dhexe uu suuqyada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay in akoonkiisa lagu shubay lacago gaar ah.
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay in akoonkiisa lagu shubay lacago gaar ah.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu eedeeyay in uu jeebka ku shubtay lacago badan oo ganacsato iyo dad kale looga qaaday dhul danguud ahaa oo laga iibiyay, lacagtaas ayaana la sheegay in si gaar ah Madaxweynaha jeebkiisa ugu dhacday. Sidoo kale, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa sheegay in lacago badan...

Iran oo balan qaadyo ka heshay dalalka carbeed iyadoo Isra’iil la filayo in weeraro kuqaado Tehran
Post

Iran oo balan qaadyo ka heshay dalalka carbeed iyadoo Isra’iil la filayo in weeraro kuqaado Tehran

Tehran (Raxanreeb online) – Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran Cabbaas Araghchi, ayaa sheegay in waddamada dariska ah ay ballanqaadeen in aysan oggolaan doonin in loo isticmaalo “caradooda ama hawadooda” weerar kasta, oo ay Israa’iil qorsheeneyso in ay uga aar gudato Iran. Sidoo kale, waxa uu sheegay Wasiirka in waddamada Carbeed ee Bariga Dhaxe u xaqiijiyeen...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay in akoonkiisa lagu shubay lacago gaar ah.
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay in akoonkiisa lagu shubay lacago gaar ah.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu eedeeyay in uu jeebka ku shubtay lacago badan oo ganacsato iyo dad kale looga qaaday dhul danguud ahaa oo laga iibiyay, lacagtaas ayaana la sheegay in si gaar ah Madaxweynaha jeebkiisa ugu dhacday. Sidoo kale, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa sheegay in lacago badan...

Antony Blinken oo markiisii 11aad booqanaya Isra’iil iyo magaalooyin kamid ah Bariga dhexe.
Post

Antony Blinken oo markiisii 11aad booqanaya Isra’iil iyo magaalooyin kamid ah Bariga dhexe.

New York (Raxanreeb online) – Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa Tallaadada maanta ah gaaray Isra’il, halkaas oo uu ka billaabayo booqasho uu ku mari doono dalal ku yaalla Bariga Dhexe. Sidoo kale, Antony Blinken ayaa isku dayi doona in uu soo nooleeyo wadahadallada xabbad-joojinta Gaza iyo mustaqbalka siyaasadda ee Marinka Gaza, kaddib dilka...

Alejandro Toledo oo lagu xukumay 20 sanno iyo lix bilood kaddib markii lagu helay eedeymo musuq-maasuq.
Post

Alejandro Toledo oo lagu xukumay 20 sanno iyo lix bilood kaddib markii lagu helay eedeymo musuq-maasuq.

Peru (Raxanreeb online) – Madaxweynihi hore ee Peru Alejandro Toledo ayaa Isniinti shalay lagu xakumay 20 sano iyo lix bil oo xabsi ah, kaddib marki lagu helay eedo la xiriira musuq maasuq. Sidoo kale, dacwad-oogayaasha ayaa Toledu ku eedeeyay in uu laaluush gaaraya 35 milyan oo dollar ka aqbalay shirkadda ka shaqeyso dhismaha ee Odebrecht...

Isra’iiliyiin oo xoggo sirdoon siinaayay sirdoonka dowladda Iran oo lasoo xir xiray.
Post

Isra’iiliyiin oo xoggo sirdoon siinaayay sirdoonka dowladda Iran oo lasoo xir xiray.

Tel Aviv (Raxanreeb online) – Ciidamada ammaanka ee maamulka Israa’iil, ayaa gacanta ku dhigay dad ay ku eedeeyeen in ay ahaayeen jawaasiis la shaqeysa Iran, kuwaa oo xoggo sirdoon oo xasaasi ah siinayay siroonka dowladda Ilaalada Kacaan ee Iran. Sidoo kale, Wargeyska Walla ee kasoo baxa Israa’iil, ayaa ku warramay inay laamaha ammaanka Israa’iil gacanta...

Ururka Xizbullah oo duqeymo ku garaacday fariisimo ciidanka Isra’iil ku leeyihiin Haifa.
Post

Ururka Xizbullah oo duqeymo ku garaacday fariisimo ciidanka Isra’iil ku leeyihiin Haifa.

Haifa (Raxanreeb online) – Kooxda Xisbullah  ayaa sheegatay masuuliyadda weerar gantaalo oo lagu qaaday saldhigga ciidamada badda Israil ee Haifa, waxa ayna xuseen kooxdan in weerarkan lala helay bartilmaameedyadii loogu tala galay. Sidoo kale, Kooxda hubaysan ee dalka Lubnaan ka dagaallanta  ayaa sidoo kale sheegtay inay duqeeyeen saldhiga ciidamada badda ee “Stella Maris”, oo waqooyi...

DEG DEG: Ra’iisul Wasaare Xamse oo magacaabay Ra’iisul kuxigeen labaad iyo Wasiiro cusub
Post

DEG DEG: Ra’iisul Wasaare Xamse oo magacaabay Ra’iisul kuxigeen labaad iyo Wasiiro cusub

Muqdisho (Raxanreeb online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Ra’iisul Wasaare ku xigeen labaad oo ay yeelanayso Xukuumaddiisa. Xamse ayaa Cabdisalaan Cabdi Cali oo ahaa Wasiirka Hawlaha guud u magacaabay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee dalka sida uu shaaciyey afhayeenka Xukuumada Farxaan Maxamed Jimcaale. Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa sidoo...