Author: mowliid A (mowliid A)

Dagaal beeleed ka soo cusboonaaday degmada Luuq oo khasaare geystay.
Post

Dagaal beeleed ka soo cusboonaaday degmada Luuq oo khasaare geystay.

Gedo (Raxanreeb online) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo saaka ka dhacay degmada Luuq ee gobolka Gedo kaasi oo u dhaxeeyay labo maleeshiyo beeleed oo hubeysan. Iska horimaadka ayaa saaka ka bilowday bartamaha magaalada, waxaana labada maleeshiyo beeleed ay isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan, sida ay sheegayaan dadka deegaanka. Maleeshiyaadkii...

Ciidanka Nisa oo Muqdisho ku dilay sargaal katirsanaa ciidanka boliiska.
Post

Ciidanka Nisa oo Muqdisho ku dilay sargaal katirsanaa ciidanka boliiska.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Ciidamo katirsan nabadsugidda iyo sirdoonka Soomaaliya, ayaa la sheegay in gurigiisa hortiisa ku dileen sargaal katirsanaa ciidanka boliiska Soomaaliya oo lagu magacaabayay labo xidigle Hanad Axmed Muuse, falkan dilka ah ayaana ka dhacay xaafada Macalin Nuur ee ku dhaw isgoyska Ex-koontarool. Sidoo kale, goobjoogayaal ayaa ku warramay in ciidanka nabadsugidda ee...

Xasan Cali Kheyre oo siweyn u cambaareeyay lacaga cusub ee dowladda kusoo rogtay shacabka Muqdisho.
Post

Xasan Cali Kheyre oo siweyn u cambaareeyay lacaga cusub ee dowladda kusoo rogtay shacabka Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Maamulka gobolka Banaadir, ayaa caasimadda Muqdisho ka bilaabay lacago dad badan aad ula yaabeen oo lagu sheegay in dadka caasimadda lagu diiwaangalinayo, waxaana dadka lagu qasbi doonaa in lacagtaasi ay xoog ku bixiyaan. Sidoo kale, Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa si kulul u dhaleeceeyay lacagtan diiwaangelinta lagu...

Wasiirkii hore arrimaha dibadda Soomaaliland Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku biiray xisbiga Waddani.
Post

Wasiirkii hore arrimaha dibadda Soomaaliland Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku biiray xisbiga Waddani.

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliland marna soo ahaa wasirikii hore ee Wasaaradda maaliyada DF Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo xubno kale oo aqoonyahanno ah, ayaa maanta si rasmi ah ugu biiray xisbiga mucaaradka Waddani uu hoggaamiyo Cabdiraxmaan Cirro. Sidoo kale, Siyaasigan oo kasoo jeeda gobolka Awdal, ayaa caddeeyay in uu ku biiray xisbiga Waddani...

Maamulk gobolka Banaadir oo ciidanka ammniga ku amray in dadka degan xaafada xero kalluun ka saaraan.
Post

Maamulk gobolka Banaadir oo ciidanka ammniga ku amray in dadka degan xaafada xero kalluun ka saaraan.

Muqdisho (Raxanreeb online) – Warqad kasoo baxday guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Madaale , ayaa lagu faray ciidanka boliiska qeybta gobolka Banaadir iyo kuwa nabadsugida in dadka degan ka saaraan xaafada xero Kalluun ee ku dhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Sidoo kale, Xaafadan dadka laga saarayo ayaa waxaa iska leh wasaasaradda Kalluumeysiga...

Taliyaha ciidanka boliiska Asad Diyaano oo kormeer ku sameeyay qaar kamid ah saldhigyada degmooyinka gobolka Banaadir
Post

Taliyaha ciidanka boliiska Asad Diyaano oo kormeer ku sameeyay qaar kamid ah saldhigyada degmooyinka gobolka Banaadir

Muqdisho (Raxanreeb online) – Taliyaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed, S/Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa kormeer shaqo ku sameeyay qaar ka mid ah saldhigyada boliiska ee ku yaala gobolka Banaadir, waxa uuna kormeerkan ugu kuurgalayay sida ay u shaqeeyaan saldhigyada iyo ciidanka jooga. Sidoo kale, Asad Diyaano ayaana si gaar ah u kormeeray xalay saldhigyadda boliiska ee...

Xildhibaan Jacfar oo xaalkiisu liito oo loola cararay Nairobi
Post

Xildhibaan Jacfar oo xaalkiisu liito oo loola cararay Nairobi

Muqdisho (Raxanreeb online) – Xildhibaan Maxamed Abuukar Jacfar oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa galabnimadii Sabtida loola cararay magaalada Nairobi ka dib markii xaalkiisa uu kasoo daray. Xildhibaanka ayaa beryahaan ku jiray isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ka dib markii xannuun kedis ah uu ku soo booday. Warar ayaa sheegaya in xildhibaanka...

Kulan hordhac ah oo ku saabsan qorsheyaasha maamulka Khaatumo hortebinta uleh oo ka dhacay magaalada Laascaanood.
Post

Kulan hordhac ah oo ku saabsan qorsheyaasha maamulka Khaatumo hortebinta uleh oo ka dhacay magaalada Laascaanood.

Laascaanood (Raxanreeb online) – Wasaaradda Qorshaynta Maamulka SSC-Khaatumo ayaa qabatay kulan ay iskugu yimaadeen Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Maamulka SSC-Khaatumo kulan kaas oo ahaa mid hor dhac u ah dejinta qorshayaasha maamul SSC-Khaatumo ee lagaga qayb qaadanayo qorshaha heer qaran ( National Transformation Plan). Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Mudane Cismaan Aadan Xuseen oo shirka...

Golaha baarlamaanka SSC-Khaatumo oo ansixiyay xeerka ciqaabta howlgalada.
Post

Golaha baarlamaanka SSC-Khaatumo oo ansixiyay xeerka ciqaabta howlgalada.

Laascaanood (Raxanreeb online) – Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Jaamac Yaasiin Warsame oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1-aad Mudane Muxyadiin Maxamed Jaamac iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane Jaamac Aadan Cismaan ayaa shir-guddoomiyay fadhigii 14-aad ee Kal-fadhiga 2-aad Golaha Baarlamaanka SSC-Khaatumo. Ajendaha Fadhiga maanta oo ahaa Ansixinta/Diidmada Hinidise Sharciyeedka Ciqaabta Horgallada. Mudanayaasha Golaha...

Waraaqaha codbixinta doorashada Somaliland oo Hargeysa ka degey – Sawirro.
Post

Waraaqaha codbixinta doorashada Somaliland oo Hargeysa ka degey – Sawirro.

Hargeysa (Raxanreeb online) – Guddiga Doorashooyinka #Somaliland, oo ay wehlinayaan wakiillo ka socda xisbiyada siyaasadda iyo ururrada, ayaa Garoonka Diyaaradaha Hargeysa ee Cigaal kula wareegay waraaqaha codbixinta ee doorashada Somaliland. Waraaqaha codbixinta, oo lagu soo daabacay dalka Ingiriiska, ayay diyaarad gaar ahi keentay garoonka Cigaal ee magaalada Hargeysa. Tani ayaa ka dhigan in doorashada Somaliland ay...