Calmiskaad (Raxanreeb online) – Waxaa maanta qarax miino ah ku geeriyooday sarkaal, Maxamed Maxamuud Bootaan oo ka tirsanaa guutada Duufaan ee Ciidamada Daraawiishta Puntland. Sidoo kale, marxuum Maxamed Maxamuud Bootaan oo ku magac dheeraa (Jiib) ayaa ku geeriyooday qarax miino oo uu ka saarayay nawaaxiga degaanka Qurac ee togga Jeceel, halkaasi oo ciidamadu maanta ka...
Author: mowliid A (mowliid A)
Shir looga hadlaayey howlgalka argagixisada Daacish oo ka dhacay magaalada Garoowe
Garoowe (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyay Kulan ay yeesheen labada Gole ee maamulka Puntland kaas oo looga hadlaayey hawlgalka argagixisada Daacish looga sifeynayo Puntland ee ka socda buuralayda Calmiskaat. Sidoo kale, Shirkan ayaa lagu boggaadiyey guulaha laga gaaray hawlgalka wejiga koowaad iyo bilowga wejiga labaad, waxaana laga tacsiyeeyay ciidanka...
Ciidanka difaaca Puntland oo duqeymo ka geystay goobo ay ku dhuumaleysanaayeen Daacish
Calmiskaat (Raxanreeb online) – Ciidamada ladagaalanka argagixisada Puntland ee ku sugan furumaha hore dagaalka ee buuraha Calmiskaad, ayaa duqeymo culus ku garaacay goobo ay ay gabaad ka dhiganaayeen dagaalyahanno katirsan kooxda Daacish, kuwaa oo xilligan wajahaya xaalad adag. Sido kale, wararka ayaa intaasi ku daraya in ciidamada difaaca Puntland ey duqeymo culus ku garaacay agagaarka...
Dowladda Soomaaliya oo si adag uga hortimid in shacabka reer Gaza loosoo raro Somalia
Muqdisho (Raxanreeb online) – Dowladda Soomaaliya si adag uga hortimid hadalkii Ra’iisul wasaaraha Israel ee ahaa in shacabka Falastiin loosoo rari doono dalka Sucuudiga halkaasna laga dhiso maamul u gaar ah. Sidoo kale, dowladda Soomaaliya ayaa si adag u diiday qorshayaal kasta oo lagu barakicinayo dadka Falastiiniyiinta, taasoo ah xadgudub weyn oo ka dhan ah...
Maxkamadda ciidamada Congo oo maxkamadeyneyso 75 askari oo furinta kasoo carartay
Congo (Raxanreeb online) – Xafiiska dacwad oogayaasha maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Congo ayaa Axaddii shalay sheegay, in maanta oo Isniin ah maxkamad lasoo saari doono ilaa 75 askari oo lagu eedeeyay in ay kasoo carareen dagaalka gobollada bari ee dalkaasi Congo. Sidoo kale, askartan ayaa looheystaa dacwad ah in ay isaga soo baxeen furimaha...
Erdogan oo dowladda Somalia uga mahadceliyay taageeraddi wax ka qabashada dhulgariirkii ka dhacay Turkiga
Ankara (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa Dowladda Soomaaliya siiyay taageerada wax ka qabashada dhibaatadii ka dhalatay dhulgariirkii ku dhuftay gobolo katirsan dalka Turkiga 6-dii Febraayo, 2023. Sidoo kale, munaasabad lagu xusaayay sannadguuradii labaad ee ka soo wareegtay dhulgariirka oo lagu qabtay Gobolka Adiyaman, ayaa madaxweyne Erdogan wuxuu ugu mahadceliyay dowladda Soomaaliya,...
Dadka caddaanka ah ee Koonfur Africa oo ka jawaab celiyay hadalkii kasoo yeeray Trump
Koonfur Africa (Raxanreeb online) – Kooxo matalo qaar ka mid ah caddaanka laga tirada badan yahay ee Koonfur Afrika ayaa Sabtidii ka jawaabay, qorshaha uu Donald Trump ku doonayo in dadkaas dib u dajin qaxootinimo loogu soo raro dalka Mareykanka. Sidoo kale, laba urur oo matal caddaanka Koofur Africa ayaa ka jawaab celiyay iyagoona Trump...
Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada oo soo saartay ammar cusub oo ka dhan ah goobaha shaqada
Muqdisho (Raxanreen online) – Wasaarada shaqada & arrimaha bulshada ee DF ayaa soo saartay amar lagu socodsiiyay dhammaan loo shaqeeyayaasha inay goobahooda shaqada iyo shaqaalaha iney si rasmi ah isaga soo diiwaangeliyaan Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada. Sidoo kale, Wasaaradda ayaa sheegtay in isdiwaangelinta aysan aheyn wax lacag ah marka laga reebo shahaadada badqabka caafimaadka...
Wasiir Roobow oo ka hadlay dagaalka As lagula jiro isagoo ku baaqay in laga qeyb qaato
Muqdisho (Raxanreeb online) – Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur), oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku aadan xaaladda dalka iyo lacagaha baada ee kooxda Al Shabaab ka qaadaan ganacsatada. Sidoo kale, Abuu Mansuur oo suáallo laga weydiiyay arrimaha kooxda Al Shabaab ayaa...
Deeq horumarineed oo ka timid dhanka Imaaraadka Carabta oo soo gaartay Boosaaso
Boosaaso (Raxanreeb online) – Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa deeq laami ah oo loogu tala galay in lagu dhiso waddada xariirisa deegaanka Ceel-Daahir iyo magaalada Ceyrigaabo soo gaarsiisay magaalada dekada leh ee Boosaaso xarunta gobolka Bari. Sidoo kale, labo markab waa weyn oo waday laamigan loogu dereqay maamulka Puntland ayaa mid kamid ah kusoo xirtay dekadda...








