Muqdisho (Raxanreeb )-Dadka qaar ayaa heerarka kala duwan ee dowladda uga raadsada naasnuujin xaarana oo ay dadka dulsaar ugu dul noolaadaan, waxeyna noloshooda ku tiiriyaan iney noqdaan dowlad ku nool aysan la’aanteed noolaan karin, meesha dadka intiisa badan ay sameystaan meherado ay ku kasbadaan nolol xalaala oo ay ku soo saartaan nolol maalmeedkooda, waxeyna dadkaas...
Category: Idmanayaal
Laba daran mid dooro Extension aan xadidneyn & Teendhadii Afisiyooni.
Muqdisho (Raxabreeb )- Shirkii Madasha Maamul Goboleedyada, Dowladda Federaalka iyo Maamulka Gobalka Banaadir ee bartamihii sanadkii hore dhacey waxay dhinacyadu ku heshiiyeen 12 qodob oo midna aan dhaqangelin: 30ka June 2024 iyo bisha November 2024 ma jiraan ifafaalo doorasho dadweyne kaga qabsoomi karaan degmooyinka & maamulada dalka. Waa cadeyn extension hor leh oo haddana aan...
“Somali heshiis ah ‘’ -Halku dheggii MW Xasan xaguu ku dambeeyay ?.
Muqdisho (Raxanreeb )-Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ololahiisa waxa uu ku galay hal dhig ahaa Soomaali Heshiis ah dunidana la heshiis ah. Hal 0 ku dhigaas ka dib waxa la sheegay in Madaxwaynaha Soomaaliya uusan ka dhabayn arintaas taas bedelkeedana dadka ay kala fogaadeen aysan jirin wax heshiis ah. Hadaba aan dib u eegno...
Damaca Xasan Sheekh ee Dastuurka oo daah laga qaaday.
Muqdisho (Raxanreeb )- Markii ugu horaysay taariikhda siyaasada Soomaaliya ayaa waxaa dhici karta in xildhibaan uu Sabtiga u codeeyo Baarlamaan aan Madaxweyne dooranaynin Raisal Wasaarana xil ka qaadi karin. Waxaa la yaab leh in xitaa la aamini waayey habraacii lagu muransanaa ee dib u eegista dastuurka, kaasoo dhigaya in marka ay doodda xildhibaannada soo idlaato,...
Farqiga u dhexeya Wax-ka-Beddelka Dastuurka KMG iyo Mid Rasmi ah ee JFS
Dastuurka KMG ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) oo dhaqangalay 2dii Agoosto 2012 wuxuu faraya dhammeystirkiisa ka hor afti dadweyne ee lagu tala galay in la qabto ka hor dhammaadka mudda xileedkii Barlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS) oo aheyd 20kii Agoosto 2016 sida ku xusan qodobbada 133, 134, iyo 136 taaso aan dhicin ilaa maanta. Sidaas oo kale, qodobka 137 wuxuu...
MW Xasan Sheekh ma wuxuu qaaday jidkii kala dirka dowladnimada ?
Doha (Raxanreeb ) –Dastuur waa heshiis bulsho ay kuwada noolaato, mana jirto cid kaligeed ah oo si iskeed ah wax uga baddali karta. Dunida oo dhan laba jid uun baa dastuur lagu baddalaa. Tan koowaad waa in heshiis buuxa lagu yahay oo cid walba la qanciyey. Tan labaad waa marka awood ciidan talada lagula wareego...
WARBIXIN | Damaca Villa Somalia ee Dastuurka oo diidmo la kulmay.
Muqdisho (Raxanreeb )- Waxaa in mudada ka tagan siyaasada Soomalia khilaf ka dhashay hananka loo marayo dhamestirka dastuurka dalka oo ay dowlada Soomalia ay rabto in lasoo gaban gabeeyo dooda dhamestirka dustuurka dalka oo in mudaa soo taagnaa. lakiin waxaa diidan sida loo marayo dhamestirka duusturka dalka siyaasiyiinta mucaaradka oo ay hor boodayan siyaasiyiin miisan...
XOGWARAN KOOBAN DAGAALKII 77
Anigoo da’ ahaan aad u yar, dhigta Dugsiga Dhexe Xaawa Taako magaalada Beledweyne ayaan 1975 ku biiray Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Waxaan Xarunta Lamagalaay Beledweyne ku qaatay tababar Taarwale ay macallimiin ka ahaayeen Saraakiil Ruush ah. Waxaan ka tiranaa Qeybta 21aad, Guutada 10aad, “Ururka 15aad Qaybdiid” uu Taliye ka ahaa Dhamme Maxamed Cabdi, kaasoo fadhigiisu ahaa...
SOOMAALIYA : Xasaradaha siyaasadda & kaalinta maamul Goboleedyada.
Muqdisho (Raxanreeb ) – Siyaasadda Soomaaliya ayaa cirka isku shareertay wixii ka danbeeyay markii Ra’iisulwasaaraha Itoobiya heshiis muran badan dhaliyay uu la galay Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Heshiiskan ayaa wadamada gobolka ku keenay xasaradda xaga siyaasadda ah waxaana socda dadaalo lagu doonayo in lagu dejiyo xiisada salkeedu uu yahay badda ay Itoobiya doonayso in...
FAALLO laga bixiyay ficilkii Abiy & Ruto ‘’Ku dhac iyo Hab’’.
Muqdisho (Raxanreeb ) – Dhalinyarada ayaa marka ay wax isla fahmaan isticmaalo Salaan dhalinyaro oo loo yaqaan “ku dhac” taa oo Gacmaha la is taabsiiyo, waa Salaan xeeladeed is faham, badanaa khuseesyo Qof saddaxaad oo Goobta ka maqan. Hadda Madaxweynaha Kenya iyo Abi Axmed ayaa isku salaamay “Ku dhac”. Waxaana la sheegayaa in Madaxweynaha Kenya...