Category: Idmanayaal

Home » Idmanayaal » Page 2
Post

Socdaalkii aan dhowaan ku tegey Puntland

In the aftermath of the 1991 Somali Civil War, Puntland declared itself an autonomous state in 1998; unlike Somaliland, Puntland is part of the Federal State of Somalia. The name “Puntland” is derived from the Land of Punt mentioned by ancient Egyptian sources. It has a constitution that governs the State. Under this constitution, the...

Doorka Dhallinyarada Soomaaliyeed ay Ku Leeyihiin Amniga Dalka iyo Xasilloonidiisa
Post

Doorka Dhallinyarada Soomaaliyeed ay Ku Leeyihiin Amniga Dalka iyo Xasilloonidiisa

Muqdisho (Raxanreeb )- Amniga dalkeenna waxa uu muddo dheer ka mid ahaa caqabadaha ugu waaweyn ee horyaalla bulshada Soomaaliyeed, iyadoo dhibaatada amni ay saameyn ku yeelatay dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada, sida; waxbarashada, caafimaadka iyo guud ahaan baahiyaha aas-aasiga ee nolosha oo amnigu uu saldhig u yahay, iyada oo ay sidaa tahay ayaa haddana...

Madaxweyne Xasan xariga uu qoorta isaga xiray, inta uusan isku marjin, yaa ka furaya?
Post

Madaxweyne Xasan xariga uu qoorta isaga xiray, inta uusan isku marjin, yaa ka furaya?

24 Juun 1812 ayuu Napoleon Bonaparte kala gudbay xuduuda wabiga Neman, ciidankiisa Grande Armée, si’uu usoo qabsado Ruushka oo ballamo uga baxay, uguna soo dhigo cashar Czar Alexander 1, boqorkii Ruushka. Qaar kamida wasiiradiisi ayaa udigay oo kuyiri Ruushku waa dal ballaaran mana wada qabsan karno, balse Napoleon oo ahaa nooca insaanka u sameysan inuu...

Soomaaliya : Cudur Beec ah ah ayaa laga heli karaa !!
Post

Soomaaliya : Cudur Beec ah ah ayaa laga heli karaa !!

Muqdisho (Raxanreeb )- Dalka waxaa ku soo batay Cuduro ay ka mid yihiin, Gaas Calooleed,  kaadida oo la ceshan waayo Qofkii oo aan Sokorow iyo Burustaato qabin, Neef tuu’r, xididada oo Xirmo, Saxarada oo is bedesho iyo Xanuuno kale oo Dalka ku cusub Saqiir iyo Kabiirba. Maanta waxaa ii suura gashay in aan Baaritaan Hor...

Dowladda oo lagu yiri ” Haddii xishood lahayn waxaad doonto sameey”- Falcelinta Quburaha la faagay.
Post

Dowladda oo lagu yiri ” Haddii xishood lahayn waxaad doonto sameey”- Falcelinta Quburaha la faagay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Maanta Dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faagtay qabuuraha iskuul Buliya oo ay ku aasan yihiin maydad badan. Dhulkan ayaa la sheegay in dowladda ay ku wareejisay ganacsato isla markaana laga samayn doono dhismayaal waxaana ka dhashay falkaan facelin xoogan. Qoraal uu soo saaray siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayuu ku...

XAMAR WAXAA LEH NINKII GURI KU LEH!
Post

XAMAR WAXAA LEH NINKII GURI KU LEH!

Muqdisho (Raxanreeb)- Qormadani, waa mid xanbaarsan carin iyo maangodlin dadweyne, maaha mid lagu dhaliilayo cid gaar ah, waa qormo muujinaysa hoggaamin xumida gobolka Banaadir haysata, waa qormo tilmaameysa gudasha la’aanta iyo marnaanta dadka  loo dooray, waa qormo ifineysa in aan loo baahnayn gudoomiye gobol oo ku mashquulsan dharka gabdhaha soo koraya iyo timaha wiilasha kurayga...

Xog & Xaqiiqo :  Shirqoolkii Ceeldheer – Maxaa dhacay ?
Post

Xog & Xaqiiqo :  Shirqoolkii Ceeldheer – Maxaa dhacay ?

Muqdisho (Raxanreeb )- Xilli hiraaboodkii shalay (Sabti) waxay Shabaabku weerar afar dhinac ah ku qaadeen deegaanka Ceeldheer oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Waxaa hadda soo baxaya xog muujineysa qaabka weerarku u dhacay, khasaaraha iyo sida loo shirqoolay askarta isugu jirtay ciidamada Turkigu iyo Masar tababareen, qaar ka haray ciidankii laga keenay Eritrea...

Maxaa naga si ah Soomaaliyeey?
Post

Maxaa naga si ah Soomaaliyeey?

Nairobi (Raxanreeb )-Soomaalidu waa ahlu towhiid, sadaqada iyo Salaaddana waan ku fiicanahey, oo dunida meel kasta ood gaarto, masaakintu qofka Soomaaliga ah way ku soo shirayaan, masaajiddadana Soomaali uunbaa buuxda, xajkana waanba isku feernaa sidaan u buuxno, welina waxbaa si naga ah! Aniga aragtideyda, waxaa naga maqan mabda’a midnimo iyo wadajir, oo qof kasta wuxuu...

𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐃𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 :  𝗙𝗮𝗵𝗮𝗺𝗸𝗮 𝗗𝗲𝗲𝗴𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮
Post

𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐃𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 :  𝗙𝗮𝗵𝗮𝗺𝗸𝗮 𝗗𝗲𝗲𝗴𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮

Muqdisho (Raxanreeb )- Deegaanku waxa uu ka kooban yahay waxyaabo dabiici ah ee aynu ku nool nahay ama nagu hareeraysan, oo ay ka mid yihiin; hawada aan neefsaneyno, biyaha aan cabno, ciidda aan ku nool nahay [ku dul-noolnahay], iyo noolaha innaga inala-nool. Waa nidaam isku dhafan oo isku tiirsan oo taageera nolosha dhulka. Nasiib darro,...

Mowjadaha Halista ah ee Dul Hoganaya DFS ee Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamud
Post

Mowjadaha Halista ah ee Dul Hoganaya DFS ee Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamud

Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Federaalka Soomaliya (DFS) ee Madaxweyne Xassan Sheikh Maxamud oo 2 sano jirsatay waxaa dul hoganaya mowjado siyasadeed, dhaqaale, iyo nabadgelyo oo khatar ku ah geedisocodka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS). Tilmaamaha mowjadahaas waxaa ka mid ah: 1.      Hakadka iyo Walaaca Xoogan ee laga qabo Gulufka Ciribtirka Al Shabab wejigii kowaad ee Hirshabelle iyo...