Category: Warar

Home » Warar » Page 288
DAD loo  xiray dilka nin kasoo horjeeday dowladda Hindiya.
Post

DAD loo  xiray dilka nin kasoo horjeeday dowladda Hindiya.

DELHI (Raxanreeb )- Saddex muwaadin oo u dhashay dalka Hindiya ayaa lagu xiray dalka Canada, waxaana lagu soo oogay dacwado la xariira dilka hoggaamiyaha gooni-u-goosadka gobolka Sikh ee dalka Hindiya, kaasoo dhaliyay khilaaf diblomaasiyadeed oo weyn oo u dhexeeya labada waddan. Hardeep Singh Nijjar, oo 45 jir ahaa, ayaa bishii June ee la soo dhaafay...

Sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka Booliska oo Muqdisho lagu toogtay.
Post

Sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka Booliska oo Muqdisho lagu toogtay.

Muqdisho (Raxanreeb )- Waxaa goor dhaw magaalada Muqdisho gaar ahaan School Boliisiyo lagu tooktey nin la sheegay inuu ahaa Gaashanle dhexe oo katirsan boliiska Soomaaliyeed. Aadan Biit ayaa lagu magacaabi jirey balse arinta yaabka leh ayaa ah in kooxda hubeysan ee falkan fulisey ay ka baxsadeen goob kamid ah meelaha ugu ammaanka badan . Sarkaalkaan...

Diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn oo ku soo dhacday Sool.
Post

Diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn oo ku soo dhacday Sool.

Laascanood (Raxanreeb )- Diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ayaa kuso dhacday deegaanka Kalcad ee degmada Taleex ee gobolka Sool. Lama oga waxa sababay dhicitaanka diyaaradaan mana jirto faahfaahino laga helayo dhicitaanka diyaaradan. Dadka deegaanka ayaa sheegay in shaki badan ay abuurtay diyaaradan aan duuliyaha lahayn ee ku soo dhacday deegaanka. Saraakiisha SSC – Khaatumo ma...

Somaliland “Taageerada beesha Caalamka ee DFS waxay khatar ku tahay amnigeena “.
Post

Somaliland “Taageerada beesha Caalamka ee DFS waxay khatar ku tahay amnigeena “.

Hargaysa (Raxanreeb )-Somaliland ayaa sheegtay in taageerada ay waddamada Reer Galbeedku siyaan Soomaaliya ay khatar ku tahay daganaanshaheeda. Warbixin uu baahiyay Millateriga Somaliland ayaa lagu sheegay in deeqaha dhaqaale iyo tababarka ciidamada ee Waddamada Galbeedka iyo Carabtu ay siiyaan Soomaaliya ay khatar ku yihiin amaanka Somaliland, warbixintu waxay sheegtay in askar ay tababareen waddamada Maraykanka...

XOG : Maamul goboleedyada oo sharuud ku xiray shirka madasha & fashilka doorasho qof & cod.
Post

XOG : Maamul goboleedyada oo sharuud ku xiray shirka madasha & fashilka doorasho qof & cod.

Muqdisho (Raxanreeb )- Shirka madashada wada-tashiga Qaran ayaa wali ka qabsoomin magaalada Muqdisho waxaana la filyay in todobaad ka hor uu ka qabsoomo caasimada sida uu ahaa qorsha Villa Somalia. Dib u dhaca ku yimid shirka ayaa sabab looga dhigayaa khilaaf ka dhax jira qaar ka mid ah hoggaamiyaasha maamul goboleedyada & Dowladda Federaalka ah...

laftagareen & Catriona Laing oo ka wadahadlay arrimo muhiim ah.
Post

laftagareen & Catriona Laing oo ka wadahadlay arrimo muhiim ah.

Baydhabo (Raxanreeb )- Madaxwaynaha dowlad Goboleedka koofur galbeed iyo Ergeyga gaarka ah ee Xogyaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Catriona Laing ayaa ka wada-hadlay qabsoomida shirka madasha wadatashiga Qaran. Madaxweynaha koofur galbeed Mudane Cabdicasiis laftagareen oo gabangabadii kulanka saxaafadda la hadlay ayaa faahfaahin ka bixiyay wixii ay labada dhinac ka wada hadleen,...