Category: Warar

Home » Warar » Page 381
Ahmed Madoobe muxuu ka gali karaa khilaafka Xasan Sheekh iyo Saciid DENI ?
Post

Ahmed Madoobe muxuu ka gali karaa khilaafka Xasan Sheekh iyo Saciid DENI ?

Kismaayo (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya   iyo madaxwaynaha Jubbaland ayaa ku kulmaya magaalada Kismaayo si ay uga hadlaan xaaladda dalka uu ku jiro iyo khilaafka soo kordhay. Ciidamo aad u farabadan ayaa lagu arkayaa gudaha magaalada, kuwaasi oo sugaya ammaanka, inta madaxwaynaha uu ku sugan yahay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose. Madaxwaynaha  Soomaaliya ayaa ...

Fashilka gogoshii  dib u heshiisiinta &  diidmada qorshaha Villa Somalia.
Post

Fashilka gogoshii  dib u heshiisiinta &  diidmada qorshaha Villa Somalia.

Garoowe (Raxanreeb )  Villa Soomaaliya oo galangal ugu jirta wax ka bedelka Dastuurka ayaa dalka ku keentay culays siyaasadeed oo aan la saadalin karin halka ay salka dhigan doonto sanadaha soo socda. Puntland iyo madax horeba waxa ay ku  tilamameen qorshaha mid lagu doonayo in lagu majaxaabiyo dowlad dhiska Soomaaliyeed oo hadba meel laga soo...

Ahmiyadda maalinta raadiyaha aduunka ay leedahay.
Post

Ahmiyadda maalinta raadiyaha aduunka ay leedahay.

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta dunida waxaa laga xusayaa maalinta raadiyaha adduunka, waana maalin sida ay sheegayso hay’adda Qaramada Midoobey ee tacliinta iyo hiddaha ee UNESCO, loo asteeyay in la maamuuso raadiyaha. Ujeedada ayaa ah in la horumariyo xiriirada caalamiga ee u dhaxeeya shirkadaha warbaahineed isla markaana loo dhiirigeliyo in idaacado hor leh, gaar ahaanna ku...

Dhul Dowladdu ay sheegtay in laga guuro oo dab  uu qabsaday.
Post

Dhul Dowladdu ay sheegtay in laga guuro oo dab  uu qabsaday.

Muqdisho (Raxanreeb ) Xilli saq dheexe ah waxaa dab uu ka kacay goobo  ganacsi oo ku teedsan dhul  u dhaw xarunta dam damiska ee magaalada Muqdisho. Halka uu dabka uu  qabsaday ayaa ah dhul in mudda ah Dowladda Soomaaliya ay ku celcelinaysay in dadku ay baneeyaan taas oo  ay ka dhalatay  godood ay sameeyeen dadka...

Maxaa loo dhaqaajin  la’ yahay Kiiska Luul Cabdicasiis ?- SHAKI  BAA JIRA.
Post

Maxaa loo dhaqaajin  la’ yahay Kiiska Luul Cabdicasiis ?- SHAKI  BAA JIRA.

Muqdisho (Raxanreeb ) –8 Maalmood ayaa ka soo wareegatay markii gacan ku Dhiiglaha Luul Cabdicaaiis gubay gacanta lagu soo dhigay, Walina gacanta Booliska iyo laamaha Garsoorka laguma soo wareejinin. Khamiis, Sabti, Axad, Isniin intaasba waxaa lalahaa waa la soo wareejinayaa walina lama soo wareejinin, si loo dadajiyo Hannaan ka Caddaaladda. Ma fahmi karno sabab cad...

VILLA SOMALIA : Dooda wax ka bedelka Dastuurka & xilli xasaasi ah.
Post

VILLA SOMALIA : Dooda wax ka bedelka Dastuurka & xilli xasaasi ah.

Muqdisho (Raxanreeb ) – Labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka doodaya ansixinta wax ka badalka iyo dhammeystirka Dastuurka KMG. Qodobada ugu horreeya ee laga doodayo ayaa kala ah; cutubyada 1-aad, 2-aad, 3-aad iyo 4aad, waxaana qodobada isbeddelka lagu samaynayo soo diyaariyey guddiga madaxa-bannaan ee dastuurka. Xildhibaannada labada aqalka ee BJFS oo ka dooday mabaadi’da...

MUQDISHO : Macallin lagu dhex-toogtay gudaha iskuul u macalin ka ahaa.
Post

MUQDISHO : Macallin lagu dhex-toogtay gudaha iskuul u macalin ka ahaa.

Muqdisho (Raxanreeb ) Nin ku hubaysan mindi ayaa maanta oo Isniin ah magaalada Muqdisho ku toogtay  mid  ka mid ah macalimiinta dhigta iskuul ku yaala  degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Arintan waxa ay ka danbeysay ka dib markii Gabar uu macalin u ahaa macalin Abdirahman Maclow Abiikar ay walaalkeed ku dacweysay kadibna walaalkeed ayaa Middi...