Koronto ayay goobjoogayaashu ay sheegaan inuu ka dhashay dabkan kaas oo dhamaan baa’biyay guriga dabka uu ka bilowday.
MD Xasan Sheekh & Siyaasiin Gedo oo isku maan-dhaafsan howlgalka Gedo.
Maalmo ka hor diyaarad ay saarnayeen siyaasiin uu ka mid yahay xildhibaan Fartaag oo mar ay aad isugu dhawaayeen Maamulka Jubbaland
DF oo sheegtay inay weerar ku dileen dagaalyahano Al-Shabaab
Ciidamada Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Malleeshiyaadka Macawisley oo is kaashanayaa ayaa saakay aroortii hore howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka xalfooleey oo ku yaalla meel u dhow dadka kala qaybiya gobolada hiiraan iyo shabeelaha dhexe
Boosaaso: Shacab bannaanbaxayay oo lagu rasaaseeyay
Ciidamada ammaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta rasaaseeyay dad shacab ah oo bannaanbax kaga hortagay Xubno katirsan guddiga KMG ah ee doorashooyinka oo Xukuumadda u dirtay Magaalada Boosaaso si ay u soo qiimeeyaan goobo lagu qabanayo doorashada
IMF: maxaa kusoo kordhay deyn cafinta Soomaaliya
— Hay’adda lacagta aduunka ee IMF ayaa warbixin cusub kasoo saartay hannaanka dib-u-eegista 4-aad (Article-IV) ee barnaamijka deyn cafinta (ECF), kaas oo haatan maraya meel wanaagsan oo sidoo kalena ku dhow gabagabo
Ciidamo katirsan DF oo la geeyay Bardaale
Cutubyo ka tirsan ciidamada xoogga dalka iyo daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa shalay galab diyaarado lagu geeyay degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool
Mareykanka oo xayiraad kusoo rogay shakhsiyaad katirsan Al-Shabaab
Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in shabakad Al-Shabaab u qaabilsan fududeynta dhaqaalaha iyo hubka oo xayiraado lagu soo rogay
Koonfur Galbeed oo laga bilaabayo Guluf ka dhan ah Al- Shabaab.
Kulankan waxa uu daba socdaa ka dib markii magaalada Baydhabo ee gobolka Baay u tagay .
RW Xamse ” Cid kasta oo xiriir la leh Al Shabaab cuna qabatayn ayaa la sarayaa”
Maalmo ka hor Wasiirka ganacsiga ayaa sheegay in ay og yihiin shirkado ganacsi oo xiriir la leh kooxda Al Shabaab.
HORUDHAC : Inta uu la eg yahay qaraxa caawa ka dhacay Muqdisho.
Tiradan dhimashada ah ayaa ah mid horudhac ah ee uu helayo RBC , waxaana suurtagal ah in intaas ay ka badan karto , maadama xilli habeen ah uu dhacay.
