Category: Warar

Home » Warar » Page 507
Shuuti & ujeedka u gaaray magaalada BARAAWE
Post

Shuuti & ujeedka u gaaray magaalada BARAAWE

Baraawe (Raxanreeb ) maalmihii la soo dhaafay waxaa socday dadaalo lagu doonayay in gabi ahaanba meesha laga saaro waxa keenay rabshadaha ka dhacay magaalada. Magaalada Baraawe waxaa  sidoo kale gaaray , wafuud kala duwan , iyadoo la ogyahay in dhawaan Guddoomiyaha Golaha shacabka uu magacabay Guddi soo qiimeeya xaalada Baraawe. Maanta oo Jimcaha Wafdi uu...

WARBIXIN | Caqabad ka taagan howlgalka ka dhanka ah Al- Shabaab
Post

WARBIXIN | Caqabad ka taagan howlgalka ka dhanka ah Al- Shabaab

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa soo baxaya rejo xumo la xiriira sii socoshada howlgalka ka dhanka ah Al- Shabaab ee dowladda ay ku dhawaaqday. Rejo xumadan ayaa timid ka dibb markii uu soo baxay , khilaafka ka dhashay xil ka qaadistii dhawaan lagu sameey Guddoomiyihii hore Cali Jayte Cusmaan. Ciidanka kooxaha macwiislayda ee dagaalama gobolka Hiiraan...

Post

NISA oo sheegatay dilka in ka badan 40 Al-Shabaab ah

Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda ee NISA ayaa sheegtay in hawlgal ay si wadajir ah u fuliyeen iyaga iyo saaxiibada caalamka oo ka dhacay deegaanka Beerta Faay Yuusuf oo u dhow tuulada Yimbis ee gobolka Shabeellaha Hoose ay ku dileen inka badan 40 ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab.

Amniga Beledwayne ee Hiiraan miyuu faraha ka baxayaa Jayte ka dib ?
Post

Amniga Beledwayne ee Hiiraan miyuu faraha ka baxayaa Jayte ka dib ?

Beledwayne (Raxanreeb ) Magaalada Beledwayne ee goboolka Hiiraan waxaa lagu qabtay kulan ujeedkiisu ahaa  amniga magaalada iyo deegaanada kale ee ku dhaw dhaw halkaas oo ay ka socdeen howlgal amniga lagu sugayo. Waxaa ku sugnaa kulankan Guddoomiyaha magacaaban ee gobolka Hiiraan , waxaana shir guddoominayay Madaxwayne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar dabageed. Shirkan...

Axmed-Macalin-Fiqi
Post

Fiqi  oo difaacay mowqifka Xamse ee Khilaafka Gedo

Muqdisho (Raxanreeb ) Wasiirka arrimaha gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Axmed Madoobe Madaxwaynaha Jubbaland uu ki saxnaa magacaabista Guddoomiyaha gobolka Gedo. Axmed Macalin  Fiqi Wasiirka arrimaha gudaha ayaa sheegay  in maadama dalka uu yahay Federaalka gobolka Gedo uu ka mid yahay  maamulka Jubbaland sidaas darteeda Jubbaland ay magacaabi karto Guddoomiyaha. Ma jirto ayuu...

Maxaa  maanta  ka socda degmada Baardheere oo qaraxyo ay ka dhaceen ?
Post

Maxaa  maanta  ka socda degmada Baardheere oo qaraxyo ay ka dhaceen ?

Baardheere (Raxanreeb ) Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta waddooyin ka mid ah degmadaas ay isku fidiyeen ciidanka Itoobiya. Sida wararka aan helayno ay sheegayan ciidanka ayaa howlgal ka fuliyeen xaafadaha kala duwan ee degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Dad ku sugan degmada Baardheere ayaa sheegaya in ciidanka...