Category: Warar

Home » Warar » Page 526
Gaas & Cumar ma dhamayn karaa Khilaafka Puntland & DFS –XOG
Post

Gaas & Cumar ma dhamayn karaa Khilaafka Puntland & DFS –XOG

Muqdisho (Raxanreeb ) Waxaa magaalada Muqdisho si tartiib tariib ah uga bilowday kulamo hoosaadyo la xiriira khilaafka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedka Puntland. Wada- hadalkan oo si hoose  u socdaan ayaa waxay u dhaxeeyaan xubno ka mid ah Dowladda oo ka wakiil ah Xasan Sheekh iyo Ra’iisulwasaarayaashii hore ee dalka soo maray Cumar Cabdirashiid...

KENYA  : Khasaarihe ka dhashay dibadbaxyo rabashado isku bedelay
Post

KENYA  : Khasaarihe ka dhashay dibadbaxyo rabashado isku bedelay

Nairobi (Raxanreeb ) Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka dhacay rabashado sababay dhimasho iyo dhaawac kaas oo ka danbeysay dibadbaxyadii ay dhigeen xubnaha mucaaradka dalka Kenya. Inta ay socdeen rabashadahan waxa saamayn xooggan ay soo gaartay dadka Soomaaliyeed ee ganacsiga ku leh xaafada Islii kuwaas oo dalbananay in ciidamo dheeraad ah la geeyo xaafadahaas....

Shirka Muqdisho ka socda oo marxalad  xasaasi ah  galay & Qodobada Dooda
Post

Shirka Muqdisho ka socda oo marxalad  xasaasi ah  galay & Qodobada Dooda

Muqdisho (Raxanreeb ) Maalintii labaad waxa magaalada Muqdisho ka soconaya , shir u dhaxeeya Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxdii hore Shirkan oo shalay ahaa bilow iyo wajiga kowaad ayaa maanta galaya maalintii labaad , oo looga hadlayo xaaladda dalka iyo arrimaha doorashooyinka dalka oo ah qodobka ugu wayn. Maanta sida xogaha ay sheegayaan waxa...

RW Xamse & RW hore  oo ka hadlay sidii cunaqabaynta dalka loogu qaadi lahaa
Post

RW Xamse & RW hore  oo ka hadlay sidii cunaqabaynta dalka loogu qaadi lahaa

Muqdisho (Raxanreeb ) Shir  u dhaxeeyay Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ee hadda jooga iyo Ra’iisulwasaarihi hore ayaa ka dhacay  xafiiska Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Barre kaas oo looga hadlay xaaladda dalka. Xubnaha uu kulanka la qaaday Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya waxaa ka mid ah labo kamid ah Ra’iisul Wasaarayaashii dalka soo maray oo kala ah  Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas...

Xamsa Barre oo Wasiiro u kala wareejiyay xilalka
Post

Xamsa Barre oo Wasiiro u kala wareejiyay xilalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xilalka u kala wareejiyay Wasiiradda cusub ee Wasaaradaha Maaliyadda, Biixi Iimaan Cige iyo Wasiirkii hore Dr Cilmi Maxamuud Nuur, Wasiirka cusub ee Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Maxamed Cilmi Ibraahim, si ay u gutaan waajibaadka Qaran ee loo Igmaday.

NAIROBI : Rabashado ayaa ka dhacay magaalooyin ka mid ah Kenya
Post

NAIROBI : Rabashado ayaa ka dhacay magaalooyin ka mid ah Kenya

Nairobi (Raxanreeb ) Wararka RBC uu ka helayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in halkaas goordhaw ay ka bilowdeen rabashado. Waxaa horkacaya rabashadahan hoggaamiyaasha mucaaradka dalka Kenya oo ku baaqay maanta oo Arbacaha ah dibadbaxyo waawayn oo ka dhan ah xukuumada Rutu. Ciidanka amniga Kenya ayaa dadaal ugu jira sidii ay ugu hortagi...

Fadhiyada Golaha shacabka & caqabada  maqnaanshaha xildhibaanada
Post

Fadhiyada Golaha shacabka & caqabada  maqnaanshaha xildhibaanada

Muqdisho (Raxanreeb ) Guddoomiyaha Golaha  shacabka ayaa ku celiyay  markale in lala xisaabtami doono xildhibaanada ka maqnaada fadhiyada Golaha shacabka. Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay  in aan la ogolaan doonin in la isaga maqnaado fadhiyada taas oo uu sheegay in ay tahay mid masuuliyad darra. Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in fadhiyada baarlamaanka mar...