Category: Warar

Home » Warar » Page 527
Shirka Wadatashiga madaxdii Hore iyo DFS oo ka  furmay  magaalada Muqdisho.
Post

Shirka Wadatashiga madaxdii Hore iyo DFS oo ka  furmay  magaalada Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta  si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta ka  furmay  magaalada Muqdisho. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya  Da’uud Aways  ayaa sheegay in shirkan uu yahay mid looga hadlayo xaaladda dalka , isla markaana la isku waydaarsan doono muhiimada in dalka laga gudbiyo  isgoyska uu taagan...

Soomaalida Islii  oo ka walaacsan dibadbaxyada  Kenya
Post

Soomaalida Islii  oo ka walaacsan dibadbaxyada Kenya

Nairobi (Raxanreeb ) Ganacsatada Soomaalida ah ku ganacsada xaafada Islii ee magaalada Nairobi ayaa ka walaacsan mudaaharaadyada uu ku dhawaaqay hoggaamiyaha isbaheysiga mucaaridka dalkaasi ee Azimio ee uu hogaamiyo Raila Odinga. Soomaalida ganasatada ayaa  ugu  baaqay , Dowladda in ciidamo fara badan ay geyso xaafada islii gaar ahaan suuqyada waawayn ee ay ku ganacsanayaan dadka...

Dowladda  Federaalka oo qayb ka ah dagaalka  ka socda Laascanood
Post

Dowladda  Federaalka oo qayb ka ah dagaalka  ka socda Laascanood

Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada  Laascanood ee gobolka Sool waxaa wali ka socda dagaalka u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo kooxaha deegaanka ee Khaatumo. Wax xal ah wali lagama gaarin dagaalka ka socda magaalada Laascanood , waxaana magaalada inta badan isaga barakacay dadkii deganaa kuwaas oo ku dayacan magaalooyin kale oo dalka ah. Odayaasha dhaqanka ee gobolka...

WARKOOBAN : Muqdisho oo shir uu soo qaban qaabiyay Xasan Sheekh ka dhacaya
Post

WARKOOBAN : Muqdisho oo shir uu soo qaban qaabiyay Xasan Sheekh ka dhacaya

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo  Arbaca ah waxa magaalada Muqdisho ka furmaya shir uu ku baaqay Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud . Wax aka qayb galaya shirkan madaxdii hore ee dalka soo maray  kuwaas oo inta badan soo gaaray magaalada Muqdisho. Shirkan waxaa diirada lagu saarayaa , qodobo ka mid ah shirkii Golaha...

Diyaarad ku burburtay Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho
Post

Diyaarad ku burburtay Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Diyaarad rikaab ah  ayaa  ku soo dhacday   Garoonka  diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. In ka badan 30 qof ayaa saarnaa diyaaradan oo ka soo duushay magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland. Waxa la sheegay inuu jiro dhaawacyo khasaare ah ,  inkastoo aan la faahfaahin mana jirto war war ah oo...

Karkarka mooshinka ka dhanka ah RW Xamse Cabdi Barre
Post

Karkarka mooshinka ka dhanka ah RW Xamse Cabdi Barre

Muqdisho (Raxanreeb ) Muqdisho waxaa si aad ah ugu soconaya kulamo la xiriira mooshinka ujeedkiisu uu yahay in lagu tuuro Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Barre. Shirarkan waxaa inta badan ku leh xildhibaano , siyaasiin iyo madaxda Dowladda Soomaaliya kuwaas oo doonaya in ay kala jabiyaan xubnaha sida aad ah u doonaya in xukuumadda la rido. Xildhibaano...