Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo haatan ku sugan caasimada Galmudug ee magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay abaabulka dagaal ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee hadda ka socda halkaas
Dabageed oo sheegay sida uu ugu badbaaday qaraxyadii Baladweyne
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka HirShabelle, Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa markii ugu horreysay faahfaahin ka bixiyey, sida uu uga badbaaday qaraxyadii xooganaa ee saddexdii bishan ka dhacay gudaha xerada Lamagalaay oo uu ku sugnaa xilliga ay ka dhacayeen weeraradaasi
Ciidamada Itoobiya oo kala wareegay Saddex magaalo TPLF
Addis Ababa (Raxanreeb) — Ciidamada Itoobiya ayaa qabsaday saddex magaalo oo ka tirsan gobolka waqooyi ee Tigray, sida ay dowladdu sheegatay Talaadadii, waxaana laba ka mid ah magaalooyinkaas ay u dhow yihiin koofurta magaalada caasimadda Tigray ee Mekelle. Ciidamada Itoobiya iyo xulafadooda oo ay ku jiraan ciidamo ka socda dalka ay deriska yihiin ee Eritrea...
DF oo taagertay go’aankii kasoo baxay Mareykanka
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay tallaabada ay dowladda Mareykanka cunaqabeteynta ugu soo rogtay shakhsiyaadka dhanka maaliyadda iyo saadka u qaabilsanaa Ururka Al-Shabab
QM oo sheegtay Soomaaliya in qarka u saarantahay inay kadhacdo macluul daran
Hal qof oo ilmo yar ah ayaa daqiiqad kasta la seexiyaa isbitaallada daawaynta nafaqo-darrada Soomaaliya, halkaas oo abaar ba’an ay khatar ku tahay inay sababto dhimashada carruurta heerka dhimashadooda aan la arkin nus qarni, sida uu sheegay afhayeen u hadlay hay’adda UNICEF Talaadadii shalay
Ururka SJS oo sheegay in mar kale la xiray Cabdalle Mumin
Ururuka u dooda xuquda suxfiyiinta Soomaaliya ee Somali Journalists Syndicate ayaa sheegay in xoghayaha guud ee ururkaas Cabdalle Axmed Muumin ay mar kale qabteen ciidamada dawladda Soomaaliya
Maxay wada-hadleen Guddoonada Barlamaanka Soomaaliya & Belgium-ka ?
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada dalka Belgium Marwo Eliane Tillieux, ayaa wafdiga uu hoggaaminaayo ..
DFS oo maanta soo bandhigtay qorshe ka dhan ah Jubadda Dhexe.
Afhayeen u hadlay ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in si siman howlgal ay uga bilaabi doonaan..
Maamulka Dharkanlay ” Dhib ayay nagu hayaan cayaal- weerada “
Maalmihii la soo dhaafay waxaa jiray in wax xooga ah hoos u dhaceen kooxahan ka dib ...
FASHIL ku yimid in la hor istaago shir ka dhici lahaa maanta Garoowe.
Arintan ayaa ka danbeysay ka dib markii la sheegay in magaalada ay ka jirto cabsi la xiriirta dhanka ..

