Shaqaale katirsan Bisha Cas ee Japan ayaa gurmad geeyay deegaannada ay saameynta taban ku reebeen Roobabka Mahiigaanka ah ee daadadka badan dhaliyay & Duufaannada xooggan isugu darsameen ee Dalkaas
Maxaa loo xiray maanta waddooyinka magaalada Muqdisho ?
Qoraal uu soo saaray Afhayeenka ayaa waxaa uu Alle u weydiiyay naxariistisii jano sareeyaha
Fahad Yaasiin oo qoraal ka sameeyey geeridi S/Guuto Farxaan Qaroole !
Wiil dhalinyara ah oo gaaban, oo misana caata ah, oo hadana bar-yar, bashaash ah, sida magaciisa ka muuqato aad Farxaan u ah,fariid-nimana u dhashay, fiiro dheer, hadal
Bukrkina Faaso: oo Millitari Afgenbiyay
Saraakiil katirsan Millitariga Burkina Faso ayaa ku dhawaaqay in ay xilka ka tuureen hoggaamiyihii Afgambiga ku qabsaday awoodda Dalkaas ee Col. Paul Henri Sandaogo Damiba oo horay ugu dhawaaqay in uu yahay Madaxweynaha Dalkaan dhaca Galbeedka Qaaradda Afrika
Askar ku dhimatay gaari ciidan oo rogmaday
— Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in gaari Cabdi Bile ah oo ay saarnaayeen ciidan ka tiraan Nabad Sugidda uu rogmaday, waxaana ka dhashay khasaare xooggan oo dhimasho iyo dhaawacba leh
Madaxwayne hore Farmaajo oo ka hadlay xusuustiisa AUN Farxaan Qaroole
Janaraal Farxaan Qaroole waxa uu ahaa sarkaal kaalin mug leh ku lahaa xaqiijinta ammaanka ..
DFS sidee uga hadashay weerakii lagu dilay AUN Farxaan Qaroole ?
Madaxweynaha ayaa tilmaamay sida ciidamada geesiyaasha ah ee Soomaaliyeed ay uga go’an tahay..
AL-SHABAAB : 11 qof ku dilay deegaanka Gerilay oo ka tirsan degmada Ceelwaaq
Goobjoogayaal ayaa sheegaya in Dadkaasi shacabka ah la dilay iyaga oo qodaya
DEG DEG : Taliyihii Booliska gobolka Banaadir oo qarax miino lagu dilay
Wararka aan helayno ayaa sheegaya in qaraxan uu ku dhintay Farxaaq Qaroole ayaa..
Waare ”Reer Galmdug inta Shabaab na moodaan yaysan nagu qaldamin ”
Maxamed Cabdiwaare ayaa sheegay in wax - kasta oo bilow ah dadka ay