Category: Warar

Home » Warar » Page 616
Sharuud ayaa ku xiran dadaalada Itoobiya ee Nabadda Laascanood
Post

Sharuud ayaa ku xiran dadaalada Itoobiya ee Nabadda Laascanood

Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada Laascanood eee gobolka Sool waxaa wali ka taagan xiisada dadka deegaanka ay ku diidan yihiin maamulka Muuse Biixi Cabdi. Waxaa soconaya xilligan dadaalo Dowladda Itoobiya ay ku doonayso in ay ku dhax dhaxaadiso Isimadda gobolada Sool , Sanaag iyo cayn si loo gaaro heshiis nabadood oo dhaqan gal ah. Garaad Mukhtaar...

Q.M ‘’350,000 ayaa ku dhintay rabshadaha ka socda Nigeria”
Post

Q.M ‘’350,000 ayaa ku dhintay rabshadaha ka socda Nigeria”

Nigeria (Raxanreeb ) Gobolka Borno ee dalka Nigeria waxaa lagu soo waramayaa in lagu tilay dad kor u dhaafaya 25 sida ay sheegeen warbaahinta dalkaas. Waxaa la sheegay in weerarkan ay ka danbeeyay kooxda Boko Haram ee ka dagaalama wadanka Nigeria oo sanado badan ka soo horjeeday maamulka jira. Weerarka ayaa ka dhacay magaalada Kalluumeysiga...

Maxaa ku cusub toogashadii ka dhacay magaalada Hamburg ee Jarmalka ?
Post

Maxaa ku cusub toogashadii ka dhacay magaalada Hamburg ee Jarmalka ?

Hamburg (Raxanreeb ) In ka badan 10- qof ayaa   ku geeriyootay toogasho ka dhacay Kaniisad ku taala magaalada Hamburg ee dalka Jarmalka. Saraakiisha Booliska ayaa sheegay  inay wadaan baaritaan la xiriira falkan iyo sida uu u dhacay isla markaana ciidamo fara badan ay geeyeen – halka  toogashadan ay ka dhacday. Ilaa iyo hada lama xaqiijin...

Post

Warsaxaafadeed : Jigjiga oo jawaab kulul siisay Hargaysa.

Jigjiga ( Raxanreeb ) Shir ay maanta oo ay taariikhdu tahay 9 March 2023 yeesheen Golaha Wasiiradda ee Maamulka Soomaaliland ayaa lagu sheegay inay jiraan ciidamo ka tirsan Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) oo qayb ka ah colaada ka socota magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool. Waxaan u sheegaynaa xukuumadda Soomaaliland in aysan jirin ciidan ka tirsan...

Post

Dadka SIMCARD-ka ka haysta haysta shirkadaha oo dib isku- diiwaan galinaya.

Muqdisho (Raxanreeb ) Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa Shirkadaha Isgaarsiinta u gudbisay liiska go’aannada Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda & La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada (NAMLC) ee soo baxay 14-kii Febraayo 2023, kuwaas oo qaar ka mid ah ay khuseeyeen Shirkadaha Isgaarsiina dalka, lagana doonayo in ay si degdeg ah u fuliyaan. Hay’addu waxay Shirkadaha Isgaarsiinta ku wargelisay...