Istanbul (Raxanreeb ) Madaxwayne Recep Tayyip Erdoğan ayaa xilka madaxweynaha Dalka Turkiga ku guulaystay markii saddexaad ka dib markii uu helay aqlabiyadda codadkii maanta la dhiibtay. Erdogan oo laba mar oo hore ku soo guulaystay madaxweynaha Turkiga ayaa hadda doorashadan ku hoggaaminaya 52.9. Halka musharraxii la tartamayayey Kemal Kılıçdaroğlu uu helay 47.1%. Hababka hanaanka codbixinta...
Mareykanka oo sheegay inay duqeeyn la beegsadeen Shabaabkii soo weeraray saldhigga Uganda ee Buula Mareer
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africom ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray kaga hadlay duqeyn dhanka cirka ah oo ay ka fuliyeen magaalada Buulo-Mareer oo qiyaastii 120km dhanka koonfureed uga beegan Muqdisho.
Diyaaradii ugu horeysay oo uu saaray Shiinaa oo hawada sare u duushay
Diyaaradii ugu horeysay ee Shiinuhu soo saarto gudaha dalka Shiinaha ayaa duushay duulimaadkeedii ugu horeeyay ee ganacsi.
‘’Heshiiska madasha waa qar iska tuurnino & keli talisnimo hor leh ‘’
Muqdisho (Raxanreeb ) Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa ka falceliyay , qodobo ka mid ah heshiiska doorasho ee magaalada Muqdisho ay ku gaareen xubnaha madasha wada-tashiga Qaran Cumar Cabdirashiid ayaa oo bartiisa twitterka qoraal soo dhigay ayaa sheegay sida uu yiri in Golaha wadatashiga Qaran isku bedelay nidaam kali talis ah. Ra’iisulwasarihii hore ee hore...
Su’aal laga keenay heshiiska doorasho ee shirka Madasha ee doorasho qof & cod
Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gaba- gabeeyay shirka madasha wadatashiga Qaran kaas oo laga soo saaray qodobo dhawr ah Shirka madasha ayaa ahaa mid ka jiray khilaaf la xiriiray arrimaha doorashooyinka Dowlad goboleedka Puntland oo la isku mari waysanaa in loo hambalyeeyo doorashada dadka deegaanka ee maamulkaas. Madasha Qaran ee Puntland ay...
Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho oo dacwad ka dhan ah ilaalada Xamsa Barre iyo Laftagareen u gudbisay Wasiir Haruuse
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa warqad eedeyn ah u dirtay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse oo ay ku eedeeyeen illaalada Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed.
Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay in baaris lagu sameynayo Iskuullada ku kacay falalka anshax xumada
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Taclinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay inay baaris ku waddo dugsiyada Muqdisho qaarkood, oo dhiganayeen arday laga reebay imtixaanka shahaadiga ah ee ka billowday dalka.
Sheikh Shariif oo taageray doorashada Puntland
Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd ee Sheekh Sheekh Axmed oo muuqaal gaar ah iska soo duubay ayaa ka hadlay doorashooyinkii qof iyo codka ahaa ee 25-kii bishaan May ka dhacay deegaanada maamulkaasi, taas oo lagu soo doortay goleyaasha deegaanka 30 degmo oo kamid ah dowlad goboleedka Puntland.
Ra’iisul Wasaare ku xigeenkaSoomaaliya oo daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Salah Jama, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare, kaas oo ka bilawday magaalada Muqdisho iyo Dowlad gobaleedyada dalka.
Xasan Sheekh oo kulan sagootin ah, u sameeyay Safiirkii Mareykanka ee Larry André
Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah la qaatay Danjiraha Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Larry André Jr oo ay dhammaatay muddo-xileedkiisii diblumaasiyadeed ee uu ku joogay Soomaaliya.









