Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa ATMS oo ka shiray Amniga Shabeellaha Hoose
ATMS oo sheegtay inay qaadayaan weerar culus kaddib weerarkii Al-Shabaab
Howlgalka Midowga Afrika ee ka socda Soomaaliya, isla-markaana magaciisa loo soo gaabiyo ATMIS ayaa shaaca ka qaaday inay jawaab deg-deg ah ka bixin doonaan weerarkii ay Al-Shabaab la fulisay duleedka magaalada Beledweyne, kaas oo lagu laayey dad shacab ahaa, laguna gubay ku dhowaad 10 gaari
” Halkee laga keenay DF uma diyaargaroobin dagaalka Al- Shabaab ”
Wasiirka ayaa sheegay in uusan ogayn meel looga dhawaaqay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab
“Macawisleey ” iyo Al Shabaab oo markale ku dagaalamay Hiiraan
Weerarka Macawisleyada ee Nawaaxiga Degmada jalalqasi ayaa imaaneyso Xili inta badan...
ATMIS oo hanjabaad u dirtay Al- Shabaab & Howlgal -ka socda Hiiraan
ATMIS ayaa sheegtay in ka go’an tahay inay la shaqeeyaan ciidamada Soomaaliya,
Goodax ”Shabaab waa in lagu weeraraa goobaha ay joogaan.
'' Ma ah in gacmaha la isa saarto ee waa in lala yimaadaa '' ayuu hadalkiisa raaciyay Goodax Bare.
“In la laayo dad Muslimiin ah la gubo gaadiidkoodi waa fal aan raad ku lahayn diinta ”
Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa sheegay in xukuumaddu garab taagan tahay ciidammad..
MD Xasan Sheekh ” Ma aha wax la ogolaan doono xasuuqii ka dhacay Hiiraan ”
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in ficillada gurracan ee argagaxisadu, ee aan sal iyo raad toonna ku lahayn
Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo gaaray Baydhabo
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ahna Madaxa UN-OCHA Martin Griffiths
Fiqi ‘’ Ma xuma xiriirka Dowladda & maamul goboleedyadda‘’
‘’ Madaxwaynaha Soomaaliya wuxuu tagay maamul goboleedyada inta badan kuwo kale ee dhimana waa uu u socdaa ”