Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ahna Madaxa UN-OCHA Martin Griffiths
Fiqi ‘’ Ma xuma xiriirka Dowladda & maamul goboleedyadda‘’
‘’ Madaxwaynaha Soomaaliya wuxuu tagay maamul goboleedyada inta badan kuwo kale ee dhimana waa uu u socdaa ”
Maxaa laga sheegay Shirkii Guddoomiyaasha Baarlamaanada Afrika ?
Madaxda ayaa isla gartay in si wadajir ah looga hortago abaaraha soo noqnoqday iyo
Al –Shabaab oo dad ku dilay raashiina ku gubay gobolka Hiiraan
Weerarkan ayaa imaanaya xilli deegaano katirsan gobolka Hiiraan ka socdaan howlgalo ka dhan ah Al Shabaab
Dilka askariga gaysta waxaa sabab u ah Odayaasha ”Hadal Yaab leh”
Afhayeenka ciidanka Booliska ayaa sheegay sababta cadaalada u heli waayeen dhibanaayasha askarta
Bayle ”Shaki baa soo kala dhaxgala DF & Maamul Goboleedyadda”
Arrimo kale in la isku hayay oo ay ka mid yihii siyaasad ayuu sheegay Wasiir hore
Bulshaawi oo lagu beegsaday goob la isaga duubo TikTok.
Goobta ay wax ka dhaceen ayaa inta badan waxa yimaada dhallinyarada TikTok-ga adeegsad
Wadaad si weyn u taageeri jiray Taalibaan oo Qarax lagu dilay
Qarax ka dhacay masaajid ku yaalla magaalada Heret ayaa lagu dilay Mujiibu- Raxmaan Ansaari oo ah wadaad si weyn u taageero ururka Taalibaan 17 qof oo kale.
Wasiir Jamaal Ma Dowladda Magacawday ama IGAD ?
Hase ahaatee Dowladda Soomaaliya ayaa taageertay magacaabida Wasiir hore
Waa kuma qareenka Soomaaliga ah ee difaacayay IEBC
Qareennada ayaa ku boorriyay maxkamadda in ay meesha ka saarto dacwadaha









