Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Uganda waxa uu kala qeyb geli doonaa Madaxda dalalka Gobolka xuska 60-guurada Uganda
Jabuuti ” Koox fallaaga ah ayaa naga dishay 7 askari ”
Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa sheegtay in sidoo kale baadi- goob ay ugu jirto lix askari oo wali lagu la’ yahay weerarka..
Sanaag : Maydka wiil ku dumay god dahabka laga qodo oo la soo saaray
Wararka laga helayo deegaanka Milxo ayaa sheegaya in lagu guulaystay dadaal dheer ka dib...
Xasan Sheekh oo u safray Uganda xili laga sugayay goobaha howlgalada
Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa dalka Uganda kula kulmi doono madaxda dalkaas oo uu ka mid yahay Madaxwaynaha Ugand Yuweri Mosavani
PUNTLAND : Askar lagu dilay maanta qarax miino
Inta la xaqiijiyay waxaa ku geeriyooday qaraxan shan askari halka tiro intaas ka badana ay ku..
War ka soo baxay ninkii Soomaaliga ahaa ee uu ku dumay godka dahabka laga qoto
War ka soo baxay ninkii Soomaaliga ahaa ee uu ku dumay godka dahabka laga qoto
Wasiir Cadaala ”cidii faafisa fariin Al- Shabaab talaabo ayaa laga qaadayaa”
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta ayaa xusay in mamnuuc ay tahay in warbaahinta iyo baraha bulshada lagu faafiyo wararka iyo afkaarta kooxda Al Shabaab
Barihii Bulshada waddaadka mayalka adag Xasan Daahir oo Hawada laga saaray.
Xasan Daahir Aways oo ka mid ahaa Hoggaamiyaasha Al- Shabaab , Xisbul Islaam iyo Maxkamadihii ayaa
Meydad la gubay oo laga helay xeebaha dalka Liibiya.
Dadkan oo si xun loo gubay ayaa laga helay meel ku dhow magaalada Sabratha ee waqooyi galbeed..
Baddii muranka dhalisay Soomaaliya iyo Kenya oo shidaal laga waayay
Kenya ayaa ku guuldarreysatay inay shidaal iyo gaas ka hesho qeyb ka mid ah dhul-badeedkii muddada afarta sano ah doodda ka taagneyd, waxaa sidas weriyey wargeyska Daily Nation



