Ku simaha wasiirka gaashaandhiga ee Taliban, Mullah Mohamed Yaqoob, ayaa sheegay in Pakistan aysan oggolayn in hawadeeda ay isticmaalaan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka, si ay ugu gudbaan dalka Afghanistan
Xasan Sheekh oo la kulmay Isimada Puntland
Xasan Sheekh oo la kulmay Isimada Puntland
Ehellada Darawalkii lagu dilay Muqdisho oo Warbaahinta la hadlay
Ehellada Marxuum Maxamed Axmed Barrow oo shalay Askari ka tirsan ciidamada dowlada Soomaaliya uu ku dilay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in meydka aysan aasi doonin, ilaa inta ay dowladdu cadaaladda u soo taageyso askarigii dilay wiilkooda
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada oo Shir la qaatay Wasiirrada Isgaarsiinta Dowlad Goboleedyada
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Mudane Jaamac Xasan Khaliif oo ay wehliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Mudan Axmed Cismaan Diiriye, Wasiir ku-xigeenka Mudane Xuseen Axmed Culusoow ayaa Shir la qaatay Wasiirada Isgaarsiinta ee Dowlad Goboleedyada Dalka, waxaana looga hadlay xoojinta Wadashadqeynta labada dhinac.
Xamse Cabdi “Waxaan jeclaan lahaa in aan qiro, muhiimadda ay leedahay Kaalmada Japan ”
Ra'iisul Wasaaraha ayaa sheegay in amniga iyo degenaanshaha ay yihiin wax aan gorgortan laga geli....
Maamulka Gobolka Banaadir oo soo rogay Ganaax ku saabsan Xoolaha Magaalada lagu soo fasaxay
Muqdisho (Raxanreeb) Maamulka gobolka Banaadir ayaa soo saaray awaamiir cusub oo gudaha magaalada caasimada ah ee Muqdisho ka mamnuucaya waxkasta oo xad-gudub ku ah nadaafada, bilicda iyo xoolaha baadida ee iska dhex socda caasimadda. Go’aamada kasoo baxay maamulka gobolka Banaadir ayaa sidoo kale waxa lagu sheegay in la ganaaxi doono hadda kadib guri kasta oo...
Dagaal khasaaro gaystay oo ka qarxay Tripoli Libya.
Dagaalka ayaa yimid kadib bilo ay xiisad ka dhex taagneyd taageerayaasha...
UNICEF ”Abaarta ka jirta Soomaaliya halis ayay galisay nolosha caruur badan”
'' Soomaaliya waxa ay cagaha kula jiraa xaalad bani’aadanimo oo si isku mid ah u saameysay Dalka oo dhan ''
Al-Shabaab oo u hanjabtay Madaxweyne William Ruto
Ururka Al-Shabaab ayaa ku hanjabay inay sii wadi doonaan weerarrada ay ka gaysanayaan gudaha Kenya haddii madaxweynaha la doortay ee Kenya William Ruto uu go’aansado inuu ciidamadiisa kusii hayo gudaha Soomaaliya.
Ciidamo loo daabulay degaano colaad ay ka jirta oo Galgaduud ah.
Wararka RBC uu ka helayo halka dagaalada ay ka socdaan ee ciidanka loo diray ayaa sheegaya..









