Category: Warar

Home » Warar » Page 761
Siyaasigii xil waayow xil-kasnimo ha ka tegin! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan
Post

Siyaasigii xil waayow xil-kasnimo ha ka tegin! W/Q Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Siyaasigii xil waayow xil-kasnimo ha ka tegin!Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan  Dad-weynuhu waa yaqaanaan dantooda, dalkoodana waa jecelyihiin! Waa caado yaab badan oo dhaqan u noqotay siyaasiga Soomaaliyeed in marka laga qaado xilka uu hayo uu markiiba ku boodo mikrofoonka (microphone-ka), ama heer federal ha ahaado ama heer dowlad goboleed, waxaa iyadana taas ka daran isla markiiba...

Xasan Sheekh: dadka Soomaaliyeed waxa ay leeyihiin hal Cadow
Post

Xasan Sheekh: dadka Soomaaliyeed waxa ay leeyihiin hal Cadow

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masjidka Shuhaddada ee Madaxtooyada kaga qeyb galay Salaadda Janaasada Taliyehii Qaybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir, Sarreeye Guuto Farxaan Maxamuud Aadan oo ku dhintay Miino waddada agagaarkeeda lagu aasay ee Shabeellaha Dhexe