Murankan labada dhinac u dhaxeeya ayaa keenay in magaalooyin ka mid ah Somaliland ay ka dhacaan
Xaalad cakiran oo ka jirta Degaanka Siti oo ay ku dagaalameen Soomaalida & Cafarta
Muranka dhulka ee u dhaxeeya Soomaalida iyo cafarta ayaa la sheegay in ay keentay dagaalka labada dhinac
RW Xamse Muxuu u sheegay Ciidanka Maanta uu Kormeeray ?.
Madaxweynaha ayaa ciidamada la wadaagay inay garab taagan yihiin, ayna u diyaar garoobaan xoojinta
Muuse Biixi oo qabtay shir Deg Deg ah oo looga hadlayay doorashooyinka.
Kulankan ayaa lagu soo hadal qaaday rabashadihii maalmo
Najiib Razak – Safarkii ra’iisul wasaarenimada illaa xabsiga
Xukunkiisu wuxuu asteeyey dhacdooyin la-yaab leh oo laga diiwaangeliyay hoggaamiye si adag awoodda maamul u qabsaday
Ciidanka Tigrayga oo bililiqeystay shidaal ay lahaayeen hay’adda WFP
"Tani waa ceeb iyo fadeexo. Waxaan dalbanaynaa in shidaalkan hadda la soo celiyo"
Golaha shacabka oo ansixiyay xubno uu dhowaan magacaabay Aadan Madoobe
Xildhibaannada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay kulan ku yeesheen Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada muqdisho
Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo warbixin laga siiyay howlgallada Hiiraan
Wasaaraha Xukuumadda Federalka Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qaybgalay munaasabad weyn oo lagu soo dhaweynayay isaga iyo wafdigiisa oo ka dhacday xarunta gobolka Hiiraan ee magaalada Beledweyne.
Xasan Sheekh oo gaaray Garowe
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo ka hadlay muddo kororsiga Maamulkiisa
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Madoobe ayaa ka hadlay arrinta muddo kororsiga ee maamulkiisa u sammeeyay dhowaan.









