Xilli dagaalo u dhaxeeya Ciidamada dowlada iyo xoreynta deegaanka ee isku dhinac ah iyo Al-Shabaab uu ka socday deegaano ka tirsan gobalada dalka ayaa waxa ay dowlada soomaaliya ka hadashay kacdoonka shacabka ee la xiriira dagaalka lagula Jiro Al-Shabaab
Dhacdo: Bukaannada & kooxaha Amniga ee Isbitaallada magaalada Muqdisho
Xarumaha caafimaadka ee magaalada Muqdisho inta badan waxaa la wariyaa in dhibaato ay kala kulmaan - Bukaanada booqanaya waxaana inta badan taas ay keenta in dadka xanuunsanaya ay ka aamin baxaan xarumaha qaar.
Dowladda oo la wareegtay Buq-Aqable & faahfaahinta dagaal halkaas ka dhacay.
Ma jiro ilo ka Madaxbanaan Dowladda oo shaacinaya in Degmadaasi weerar lagu qaaday.
Degmada Buulaburde ee gobolka Hiiraan go’doonka maka baxday ?
Talaadan aya daba - socoto ka dib markii maalmo ka hor Ra’iisal wasaaraha XFS, Xamse Cabdi Barre.
DFS ”Qabiil Soomaaliyeed oo dowladda Soomaaliya hub siisay ma jiro”
Dowladda waxa ay meesha ka saartay warka ku saabsan in hub ay u dhiibtay beelaha Soomaaliyeed ..
Caalimkii weynaa ee Sheekh Yuusuf Al-Qardaawi oo geeriyooday
Waxa uu barnaamij caan ah ka qaban jiray taleefishinka Al-Jazeera .
Muqdisho oo looga hadlayo abaarta inta aysan isku bedelin macluul
Xog ku saabsan xaaladda abaareed ee dalka iyo tallaabooyinka gurmad ay qaaday..
FALCELIN :Villa Soomaaliya sida ay u dhigtay Is-aragii MD Xasan & Biden
Xassan Sh. Maxmuud & Madaxweyne Joe Biden waxay ka wada qeyb-galeen Tacsida Elizabeth II.
Baay: Ciidamada DF oo la wareegay deegaanno horleh
Wakaaladda Wararka ee afka dowladda ku hadasha ee loo yaqaanno SONNA ayaa daabacday warar sheegaya in ciidamada xoogga dalka iyo kuwa malleeshiyaadka Koonfur galbeed ay kala wareegeen Al-Shabaab deegaanno cusub
Xukuumadda Deni oo maanta ka badbaaday la xisaabtan & waxa keenay.
Dib u dhigista qorshahan ayaa yimid ka dib markii maalmihii la soo dhaafay ay ..


