Xubnahan ayaa booqday deegaano hoos - yimaada deegaanka Baxdo , halkaas oo dhawaan laga saaray kooxda Al- Shabaab..
DF oo sheegtay inay caqabad ka haysto soo celinta ciidamada jira Eritrea
Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Soomaaliya Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) oo ka mid ah wafdiga madaxweynaha Soomaaliya ee ku sugan dalka Itoobiya ayaa qeyb ka mid ah wareysi uu siiyay VOA wuxuu uga hadlay arrimaha ku gedaaman in ciidanka Soomaaliyeed ee tababarka u jooga dalka Eritrea dib loogu soo celiyo dalkooda
DFS oo sheegtay inay howlgal ku dileen xubno katirsan Al-Shabaab
Ciidanka Xoogga, gaar ahaan ururka 9-aad, guutada 18-aad ee Kumaandooska Gorgor ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay tuulada Sabya oo ka tirsan deegaanka Basra ee gobolka Shabeellaha hoose
Wasiirka Waxbarashada oo joojiyay lacagihii Shahaadada dugsiga sare
Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Faarax Sheikh C/qaadir ayaa ku dhawaaqay wixii maanta ka dambeeya aanay Wasaaraddu wax lacag ah ka qaadi doonin Shahaadada Ardayda Dugsiga sare
194k oo Ruush ah, ayaa u qaxay Finland, Georgia iyo Kazakhstan
In ka badan 194,000 oo Ruush ah, ayaa u qaxay Finland, Georgia iyo Kazakhstan tan iyo markii Putin uu ku baaqay in uu ka dagaallamo waddanka Ukraine
Sawirro: Xasan Sheekh oo lagu soo dhoweeyay Itoobiya
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho ku tagay dalka Itoobiya
Mareykanka oo qirtay inay duqeyn ku dileen dad Shacab ah
Warbixin guud oo ka soo baxday waaxda difaaca dowladda Mareykanka ayaa waxaa lagu faahfaahiyay khasaaraha rayidka kasoo gaaray duqeymo ay ka fulisay dalalka ay ku jirto Soomaaliya, kuwaas oo uu ka sameeyo Mareykanka howlgallo millatari
Ujeedka Safarka Madaxwayne Xasan Sheekh ee Itoobiya.
Madaxweyne Xasan safarkaan uu ku tagayo dalka Itoobiya ayaa ah safarkii ugu horeeyay.
Hadalka Taliye Shub Ma Qirasho Boob Hanti Dadwayne oo uu ku kacay Miyaa ?
Dal sida Soomaaliya oo kale oo burbur ka soo kabanaya ayaa la rumaysan yahay in ..
Dowladda oo kordhisay howlgalada magaalada Muqdisho.
Xilliyada habeenkii waxaa qaar ka mid ah waddooyinka muhiim ah lagu arkayaa ciidamo fara badan..
