Category: Xog

Home » Xog » Page 11
Dowladda  Soomaaliya  oo hawada ka celisay Ethiopia Airline
Post

Dowladda  Soomaaliya  oo hawada ka celisay Ethiopia Airline

Muqdisho (Raxanreeb )Hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed ayaa goor dhaw hawada Soomaaliya ka celisay Diyaarad Ethiopia Airline oo Hargeisa wafdi uso waday . Sida ilo Xog-Ogaal ah oo  aviation ka ka tirsan  ay sheegeen diyaarada ayaa ku laabatay magaakada Adisababa  ee dalka Itoobiya oo marki hore ay ka soo kacday. Talaabadan  ayaa timid ka dib markii ...

Maamulka Yaaqshiid oo iska bixin waayay lacag koronto & saamayn ka dhalatay.
Post

Maamulka Yaaqshiid oo iska bixin waayay lacag koronto & saamayn ka dhalatay.

Muqdisho (Raxanreeb ) Sida xogaha ay sheegayaan ,  waxa hakad ku jira adeegyada maamulka Degmada Yashqiid ee magalada Muqdisho ka dib markii laga jaray korontadii Sida warar aan helayno ay sheegayaan maamulka degmada Yaaqshiid  oo bixin waayay qidmada korontada ayaa  sabab u noqotay in la jaro korontada isla markaana adeegyada qaar hakad ay galaan. Sarkaal...

Xaqiiqooyinka ku hareeraysan Xasan Sheekh & Ficilada Itoobiya.
Post

Xaqiiqooyinka ku hareeraysan Xasan Sheekh & Ficilada Itoobiya.

Muqdisho (Raxanreeb ) Itoobiya  oo Somaliland kala macaamiishay heshiis is-afgarad dhanka Badda ah ayaa keentay caro xooggan oo sabab u noqday inuu  magaalada Muqdisho ay ka dhacaan dibadbaxyo isla markaana madaxda dalka ay  jeediyaan  hadalo carro leh oo ka dhan ah  Itoobiya. Madaxwaynaha  Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal jeediyay ayaa  yiri ‘’Ilaa hadda...

XUKUUMADDA Xamse  : Seddax wasaaradood oo muhiim ah malaha Wasiiro.
Post

XUKUUMADDA Xamse  : Seddax wasaaradood oo muhiim ah malaha Wasiiro.

Muqdisho (Raxanreeb ) Xukuumadda uu hoggaamiye Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi  Barre waxaa ka baxay seddax wasiir kuwaas oo ilaa iyo hadda aan la buuxin boosaskooda. Wasaaradaha ilaa iyo hadda aan lahayn wasiiro waxaa ka mid ah Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ,Wasaarada haweenka iyo xuquul Insaanka  iyo Wasaaradda amniga gudaha. Wasiirkii arrimaha  Arrimaha dibada Abshir Huruuse ayaa...

Maxaa kulmiyey Shirkii Jabuuti iyo Dhul boobka Ethiopia ?.
Post

Maxaa kulmiyey Shirkii Jabuuti iyo Dhul boobka Ethiopia ?.

Muqdisho  (Raxanreeb ) Magaalada  Jabuuti  ee dalka Jabuuti waxaa dhawaan kulmay Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee  Soomaaliya Xasan  Sheekh Maxamuud iyo Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Labada  dhinac waxa ay ku kala saxiixdeen magaalada Heshiis dhinacyo badan , taabanaya , oo la xiriira Geedi socodka wada –  hadalada oo in mudda ah oo jiitamayay oo...

Isbarbardhigga awoodda milatari ee Soomaaliya iyo Itoobiya.
Post

Isbarbardhigga awoodda milatari ee Soomaaliya iyo Itoobiya.

Muqdisho  (Raxanreeb ) Khilaaf dhanka diblomaasiyadda oo dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa soo shaacbaxay ka dib markii Itoobiya ay Jamhuuriyadda Gooni Isutaageeda ku dhawaaqday Somaliland la saxiixatay heshiis is afgarad ah oo ah in Itoobiya ay si ay u isticmaasho mid ka mid ah dekadaheeda. Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa hore adeegsiga badda ugu...

WARCUSUB : Garoowe oo cabsi loogu qabo  in gacan ka hadal uu ka dhaco.
Post

WARCUSUB : Garoowe oo cabsi loogu qabo  in gacan ka hadal uu ka dhaco.

Garoowe (Raxanreeb ) Dhaq dhaqaaq ciidan  ayaa ka socda magaalada Garoowe, dhinacyada ayaa xilli walba iska hor imaan kara. Warar laga helayo Garoowe ayaa sheegaya  in mucaaradka aysan haysan  xulasho aan dagaal ahayn haysan mana jiro wax waan – waan ah. Magaalada gudaheeda waxaa lagu arkayaa ciidamo  fara badan  kuwaas oo cabsi galiyay dadwaynaha ku...

Mucaaradka Puntland oo shir deg deg  yeeshay & Karaash oo afka furtay.
Post

Mucaaradka Puntland oo shir deg deg  yeeshay & Karaash oo afka furtay.

Garoowe(Raxanreeb) xubnaha cusub ee Barlamaanka maamulka Puntland ayaa hubinti la’aan ku  keentay siyaasada maamulka Puntland iyo hanaanka doorashada maamulkaas. Magaalada Garoowe waxaa goor dhaw shir deg deg ah isugu yimid xubnaha mucaaradka ee u tartamaya , doorashada madaxtinimada maamulkaas kuwaas oo qaadacay xubnaha xildhibaanada ee la dhaariyay. War si wadajir ah ay u soo saareen...

WARCUSUB : Garoowe ”guntaha” la iskula jiraa , arrimaha doorashooyinka.
Post

WARCUSUB : Garoowe ”guntaha” la iskula jiraa , arrimaha doorashooyinka.

Garoowe (Raxanreeb ) Magaalada Garoowe waxaa ka jira is jiid jiid siyaasadeed oo ka dhashay tirada xildhibaanada ka qayb galaya doorashada madaxtinimada maamulka Puntland ka dib go’aankii ka soo baxay , maamulka SSC- Khaatumo. Musharaxiinta mucaaradka ah ee Puntland iyo saciid Deni oo isagana musharax madaxwayne ah  ayaa markale waxa soo gala dhax galay tuhun...

Talaabo kale ee uu qaaday Saciid DENI oo ka caraysiisay Karaash.
Post

Talaabo kale ee uu qaaday Saciid DENI oo ka caraysiisay Karaash.

Garoowe (Raxanreeb ) Madaxwaynaha maamulka Puntland Saciid Deni oo waqtiga uu ka dhamaanayo ayaa markale lagu soo waramayaa inuu qortay xubno cusub oo la sheegay inay matalayaan SSC Khaatumo oo hore isaga diiday ka mid noqoshada Barlamaanka Puntland. Madaxwayne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash oo ka soo jeeda SSC Khaatumo ayaa sharci darro ku tilmaamay...