Category: Xog

Home » Xog » Page 10
CAYLI  Jayte oo  sharuud adag ku xiray la shaqaynta Xasan Sheekh
Post

CAYLI  Jayte oo  sharuud adag ku xiray la shaqaynta Xasan Sheekh

Maxaas (Raxanreeb ) Seddaxdii maalin ee la soo dhaafay degmada Maxaas ee gobolka Galgaduud waxaa ka soconayay kulamo  u dhaxeeyay Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud  iyo beelaha dega Hiiraan. Waxaa ku sugnaa kulamadan Waxgaradka iyo ugaasyada beelaha Hiiraan kuwaas oo tabasho ka qaba maamulka Hirshabeelle ee uu  hoggaaminayo Madaxwayne Cali Guudlaawe. Wararka  horudhaca ah ayaa sheegaya...

Yaa u  hanjabay madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh ?
Post

Yaa u  hanjabay madaxwaynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh ?

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in la isku dayayo in la dilo dhawr jeerna loo soo diray fariimo hanjabaad ah Madaxwaynaha waxa uu sheegay  in hanjaabadaha uu kala mid yahay kuwo badan oo   u adeegaya umadda Soomaaliyeed oo si maalin ah loogu soo diro war ku saabsan in...

WARBIXIN | Amniga Xasan Sheekh oo loo baqayo ka dib Maxaas maxaa xiga ?
Post

WARBIXIN | Amniga Xasan Sheekh oo loo baqayo ka dib Maxaas maxaa xiga ?

Maxaas  (Raxanreeb ) Howlgalka wajiga labaad ee madaxwaynaha uu sheegay inuu horkacayo waxaa la saadaalinayaa inuu ku dhaw yahay fashil inuu ku yimaado sida qubarada amniga ay sheegayaan. Madaxaynaha  inta uu ku sugnaa Galmudug waxaa jiray khilaaf ka dhashay hoggaaminta ciidanka  kaas oo intiisa badan uu dhaxmaray Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka. Banaanka...

HOWLGALKA : Baadida ninbaa kula deydeya- daalna kaa badan !!
Post

HOWLGALKA : Baadida ninbaa kula deydeya- daalna kaa badan !!

Dhuusmareeb (Raxanreeb )  Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa dib ugu soo gurtay degmada Ceelbuur iyo deegaanada kale ee Galmudug ,halkaa soo ay  hore ugu saareen kooxda Al- Shabaab. Ceelbuur waxa ay ka mid ahayd meelaha isha aad loogu hayay ee ay ku sugnayeen hoggaamiyaasha kooxda Al- Shabaaab ee dowladda ay aad u doon-doonaysay iyo saxiibada kale...

Ma – la joogaa  waqtigii la cayrin lahaa Wasiirka Gaashaandhigga.
Post

Ma – la joogaa  waqtigii la cayrin lahaa Wasiirka Gaashaandhigga.

Muqdisho (Raxanreeb ) Shaki badan ayaa hareeyay , shaqada wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya  Cabduqaadir Maxamed Jaamac. Tan iyo  markii uu dhacay weerarkii Cawswayne oo ciidamo fara badan ay ku dhinteen waxaa hakad ku  yimid howlgalada iyo dhaqaaqa ciidanka Dowladda ee deegaanada kale. Eedaha ugu badan waxaa xilligan wajahaya wasiirka gaashaandhigga oo shaki badan...

CALI Jayte : Xasan Sheekh uma uusan soo jawaabin -Maxase isbedelay?
Post

CALI Jayte : Xasan Sheekh uma uusan soo jawaabin -Maxase isbedelay?

Beledwayne (Raxanreeb ) Madaxwaynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qorshaynaya inuu booqasho ku tago degmada Maxaas . Waxa la sheegay in ujeedka ugu wayn ay tahay sidii uu garab uga heli lahaa Guddoomiyihii hore ee Hiiraan Cali Jayte oo laf dhabar u ahaa dagaalka ka dhanka ah kooxda Al- Shabaab. Inkastoo...

MD Xasan Sheekh miyuu raalli-galin  ugu tagayaa Cali JAYTE ?
Post

MD Xasan Sheekh miyuu raalli-galin  ugu tagayaa Cali JAYTE ?

Beledwayne (Raxanreeb ) Sida ay sheegayaan xogaha laga helayo xafiiska Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegaya in madaxwaynaha uu tagi doono degmada Maxaas. Ujeedka ugu wayn ee safarka Madaxwaynaha ayaa ah sidii , halkaas ugala kulmi lahaa Guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Cali Jayte Cusmaan oo xilka laga qaaday . Waxa la sheegayaa in...

Wasiirka  Gaashaandhigga & Cadalla oo loogu shakiyay dhabarjabinta ciidanka
Post

Wasiirka  Gaashaandhigga & Cadalla oo loogu shakiyay dhabarjabinta ciidanka

Muqdisho (Raxanreeb )  Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa ka ruqaansaday deegaano badan ka dib maro kala duwan oo ka soo baxay hoggaanka ciidanka ee horkacaya howlgalada. Wasiirka  Gaashaandhigga Cabduqaadir Jaamac oo ku sugan goobaha dagaalada ayaa hadda soo baxaya warar sheegaya inuu bixinayo amara ciidanka ay isaga soo baxayaan deegaanadii laga saaray kooxda Al- Shabaab. Amaradan...

Mahad Salaad iyo Shuute oo ku sigtay inay gacanta u galaan Al-Shabaab
Post

Mahad Salaad iyo Shuute oo ku sigtay inay gacanta u galaan Al-Shabaab

Ceelbuur (Raxanreeb ) Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Mahad Maxamed Salaad iyo Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur (Shuute) oo ah Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa si dirqi ah uga badbaaday in ay gacanta u galaan Kooxda Al-Shabaab. Mahad Salaad iyo Shuute ayaa la socday diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo ku sii...