Muqdisho (Raxanreeb )- Agaasimaha Sirdoonka Qaranka ee dalka Turkiga Ibrahim Kalin ayaa maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho. Waxaa la filayaa inuu la kulmo Madaxda dalka iyo Agaasimaha Sirdoonka Soomaaliya C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe. Safarkiisa ayaa wuxuu daaran yahay iskaashiga iyo xoojinta xiriirka labada Sirdoon ee Soomaaliya iyo Turkiga, iyadoo ay qeyb ka tahay la...
WAR KOOBAN : Ciidanka dowladda oo ku dagaalamay gudaha Muqdisho.
Muqdisho (Raxanreeb )- Ciidama katirsan Nabad Sugida iyo kuwa Milatari ah ayaa goordhaw ku dagaalamay meel udhaw isgoyska Boondheere waxaana la maqlayay hubka culus iyo kan fudud. Ciidamada ayaa is horfadhiya wali waxaana wararka qaar ay sheegayaan in Ciidamada NISA ay weerareen Guri uu Dagan yahay Sarkaal katirsan Ciidamada Milatariga gaar ahaan kuwa Danab goobta...
Maxay tahay cabsida & qayla – dhaanta ka jirta nagaalada Beledwayne ?.
Beledwayen (Raxanreeb ) – Wabiga Shabeelleee dhaxmara gudaha magaalada Baledweyne ayaa saacadihii lasoo dhaafay keenay biyo badan taaso cabsi xoogan ku abuurtay dadka ku nool xaafadaha Baledweyne. Qoysas badan oo ku sugan magaalada Beledwaye ayaa sheegay in qarka ay u saaran yihiin in ay ka baxaan xaaafadaha ay ku nool yihiin wabiga oo biyo badan...
TAFAASIIL : Muxuu yahay markabka muranka dhaliyay ee ku soo xirtay Dekada Muqdisho ? .
Muqdisho (Raxanreeb )- Soomaaliya iney kamid noqoto wadama markabka Turkigu marayo ayaa kamid ahayd heshiiskii Turkiga iyo Soomaaliya. Balse, Markabka hawshiisu waa xus taariikeed u dhexeeya Japan iyo Turkey.” Is-maan-dhaafku Xagee Ka Jiraa? 1. Turkey waxay cadeysay in markabku ku socdo Japan, ayadoo laxusayo qarnigii ka soo wareegay bilowgii xiriirka caalamiga ee labada dal. Waana...
XOG : Axmed Madoobe & Xasan Sheekh oo arrimo dhaqaalle isku mari waayay.
Kismaayo (Raxanreeb )- Magaalada Mudisho ilaa iyo hadda waxaa soo gaaray madaxda maamul goboleedyada qaar marka laga reebo Puntland iyo Jubbaland ee hoggaamiyaasha Saciid DENI iyo Axmed Madoobe. Madaxda Maamul Gobaleedyada Koonfurgalbeed, Galmudug iyo Hirshabelle ayaa sugan magaalada Muqdisho waxaana la sugayaa Axmed Madoobe oo xogo dheeraad ah ka soo baxaya imaanashihiisa Muqdisho. Shirka Maamul...
Wakiilka QM Catriona Laing oo shaqada ka tagaysa , maxaa sababay ?
Muqdisho (Raxanreeb )- Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Catriona Laing, ayaa la xaqiijiyay in shaqada ay ka tagaysa bisha May. Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay ka codsadeen Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay in la beddelo Catriona Laing oo hal sano. “Waxaan kalsooni buuxda...
SAADAAL & XOG : Ma qabsoomi doonaa shirka madasha wadatashiga Qaran ?
Muqdisho (Raxanreeb ) – Tan iyo markii uu dib u dhac ku yimid shirka madasha wada-tashiga Qaran waxaa soo baxaya warar kala duwan oo la xiriira in dib markale loo balami doono iyo in kale. Shaki badan ayay leeyihiin saadaalayaashu arrimaha siyaasadda ayaa ku gadooman suurtagalnimada in markale la shaaciyo qabsoomida shirka madasha oo muhiim...
SSC – Khaatumo & Somaliland oo laga cabsi qabo inay dagaalamaan.
Laascanood (Raxanreeb )- Warar kala duwan ayaa ka soo – baxaya xiisad la sheegay inay u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo maamulka SSC – Khaatumo , waxaana lagu soo waramayaa in qarka loo saraan yahay in dagaal uu dhaco. Somaliland ayaa boqolaal dhallinyaro ah oo ay sheegtey in tababar u soo xirtay keenteay furimaha la isku...
SAADAAL : Bariga dhexe oo laga cabsi qabo inuu holco.
Gaza (Raxanreeb )- Dagaalka Israel ay ka wado Gaza, waxaa hadda ku soo biirtay Iiran oo dhawaan duqeyn loo geystay qunsiliyadeeda Dimishiq Suuriya looga dilay 7 xubnood oo ka tirsan ilaalada kacaanka Iiraan, weerarkaas kadib xukuumadda Iiran waxa ay wacad ku martay in ay ka bixin doonto jawaab culus. Haddaba, jawaabta Tehraan oo maalmahanba laga...
Shariif Shariif ‘’ Waa fashilmay wadahadalkii aniga iyo MW Xasan ‘’
Nairobi (Raxanreeb ) –MW hore Shariif Sheekh Axmed ayaa ku dhawaaqay in uusan jirin wax xal ah oo kasoo baxay shirkii ay Odayaasha dhaqanka iyo Ganacsatada beesha Mudulood isku dayeen in ay iskugu keenan isaga iyo MW Xassan Sheekh, kaas oo ka dhacay guriga mid kamid ah ganacsatada qadiyadan ku howlanaa. Qoraal uu soo saaray...









