Muqdisho (Raxanreeb) –Maanta oo Arbaca ah waxa dib u dhac uu ku yimid kulan Villa Hargaysa ay ku yeelan lahaayeen Barlamaanka labadiisa Aqal waxaana soo baxaya xog ku saabsan sababta baaqashada kulanka. Xildhibaanada ay qorshaha ugu jiray maanta meel marinta cutubyo ka mid ah Dastuurka oo dood adag wali ay ka taagan tahay habka loo...
Al-Shabaab oo kordhiyay weerarada ay fuliyaan bishan Ramadan.
Muqdisho (Raxanreeb ) – Kooxda AS ayaa kordhisay bishan Radamadan weerarada ka dhanka ah dowladda Keliya Bishan kooxda waxay weerartay saldhigyo ay ciidamada dowladda ee kala ah. Kooxda Al- Shabaab ayaa weeraradan ay fuliyeen waxa ay sheegeen in ay waxyeelo ku gaarsiiyeen ciidanka Dowladda Soomaaliya. Falanqayayaasha amniga ayaa sheegaya in kooxda ay qaaday dhawr weerar...
XOG : Xasan Sheekh oo ka tanasuulaya 4 qodob oo ka mid ah Dastuurka.
Muqdisho (Raxanreeb) Sida Raxanreeb ay baahisay maalin ka hor xafiisyada Madaxwaynaha & Ra’iisulwasaaraha ayaa ku howlan sidii loo kala jabin lahaa mudanayaal ka tirsan Barlamaanka kuwaas oo diidan in wax laga bedelo Dastuurka. Kulamo daba socda kuwaas ayaa Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Bare la qaaday xildhibaano ka tirsan Barlamaanka kuwaas oo gabi ahaanba diidan wax...
Xasan Sheekh oo isku dhabarjabinaya meel marinta Dastuurka.
Baraawe (Raxanreeb)- Xafiiska Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa Olole ugu jira sidii loo kala jabin lahaa in ka badan 70 xildhibaan kuwaas oo diidan xiligan wax ka bedelka lagu samaynayo Dastuurka KMG ah ee dalka. Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saacadihii la soo dhaafay qaabilo xildhibaano dhawr ah kuwaas oo uu kala hadlayay arrimo ku saabsan sidii...
Odawaa oo sharuud ku xiray in markale xil uu ka qabto Dowladda.
Muqdisho (Raxanreeb )- Dowladda Soomaaliya ayaa doonaysa in isbedel ay ku samayso saraakiisha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed si loo dar dar galiyo amniga guud ahaan dalka. Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa ka fakaraya in uu dib u soo celiyo xubno hore ugu tirsanaa ciidanka xoogga dalka hase ahaatee meesha ay ka baxeen markii uu xilka uu wareejiyay...
DAMACA Laftagareen & Loolanka mucaaradka KGS | WARBXIN .
Muqdisho (Raxanreeb )- Dib u soo laabashada Madaxwaynaha Puntland Saciid Cabdullaahi DENI ayaa damac galisay madaxda maamul goboleedyada dalka kuwaas oo qaaday talaabooyinka ay ku doonayeen sidii dib ay ugu soo laaban lahayeen. Qorshaha dib u soo laabashada madaxda maamul goboleedyada meelaha sida aadka ah dhaq dhaqaaqooda loogu dareemayo waxaa ka mid ah magaalada Baydhabo...
Xasan Sheekh & Laftagareen oo salaanta iska qaadan – Khilaaf hor leh.
Muqdisho (Raxanreeb )-Madaxwaynaha maamulka koonfur Galbeed ee Soomaaliya Cabdicasiis Laftagreen ayaa xogo soo baxaya waxay sheegayaan inuu damacsan yahay qabashada doorasho waqtigeeda laga soo hormariyay. Cabdicasiis oo jooga wax ka badan muddo xileedkiisa ayaa ku jooga heshiis wada- ogol ah oo hoosta ka wada saxiixeen maamulkaas iyo xubno mucaarad ku ahaa maamulkaas. Heshiiskaas oo dhamaaday...
XOGTA Qarsoon ee wadahadalka Xasan Sheekh & Afwerki.
Asmara (Raxanreeb )- Magaalada Asmara ee Dalka Eretria waxaa kulan mudo saacadaha qaatay ku yeeshay madaxwaynayaasha dalalka Soomaaliya iyo Eretria kuwaas oo ka hadlayo arrimo dhawr ah. Ilaa iyo hadda waxyaabaha la soo bandhigay ayaa ah in labada madaxwayne ay ka wad hadleen arrimaha ciidanka Soomaaliya ee tababarka ku qaadanaya dalkaas iyo xiriirka labada dal....
Go’aan noocee ah ayaa laga sugayaa madaxda DFS ka dib weerarkii SYL ?.
Muqdisho (Raxanreeb )- Weerarkii ka dhacay Hotelka SYL waxa uu keenay tuhun badan oo xaga amniga ah taas oo ay fara – galiyeen ugu danbeyn madaxda ugu sareysa ee dalka. Weerarkii lagu qaaday Hotelka ayaa la aaminsan yahay inay fududeeyeen xubno saraakiil ah oo ka tirsan Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliay ee uu hoggaamiyo Xasan...
Farmaajo oo ku wajahan Puntland si ay u kulaan Saciid DENI.
Muqdisho (Raxanreeb )- Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu safar ku tago deegaanada maamul goboleedka Puntland. Xogo soo baxaya ayaa sheegaya in ujeedka ugu wayn ay tahay safarka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kulan uu la qaato Madaxwaynaha dib loo doortay Puntland ee Saciid Cabdullaahi Deni. Labada dhinac waxyaabaha ugu wayn ee...









