Category: Xog

Home » Xog » Page 9
Imaaraadka  miyaa ciidanka DFS ka jartay mushaaraadka ?.
Post

Imaaraadka  miyaa ciidanka DFS ka jartay mushaaraadka ?.

Muqdisho (Raxanreeb )- Imaaradka carabta magaalada Muqdisho ayaa bilo ka hor waxaa loou dilay , saraakiil muhiim oo tababar ciidan siinayay askarta Dowladda Sooaaliya. Inkastoo wali wax natiija ah laga gaarin baaritaan ay Dowladdu sheegtay in ay ku hayso kiiskaas hadana waxaa soo baxayay in dilkaas uu  saamayn ku yeeshay Dowladda Soomaaliya. Dowladda uu hoggaaminayo...

Fashil ku yimid dagaalka ka dhanka ah AS ee uu horkacayay MW Xasan.
Post

Fashil ku yimid dagaalka ka dhanka ah AS ee uu horkacayay MW Xasan.

Muqdisho (Raxanreeb )- Niyad jab  ayaa soo food saaray dadka soomaliyeed oo ku saabsan dagaalka ka dhanka ah kooxda AS oo joogsaday oo ay bilowday Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya sanado ka hor ka dib markii dib loo doortay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud 15 kii bishi May sanankii 2022. Dowladu waxaa ay bilowday dagaal aysa...

‘’In la baajiyo kulan lagula xisaabtamayo Wasiir Fardowso waa halis ‘’.
Post

‘’In la baajiyo kulan lagula xisaabtamayo Wasiir Fardowso waa halis ‘’.

Muqdisho (Raxanreeb )- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa  ka hadlay  talabaadii lagu baajiyay  kulan xildhibaanadu ay su’aalo ku waydiin lahaayeen Wasiirka duulista hawada Soomaaliya. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa sheegay in  ilaa iyo hadda aan lahayn sabab cad oo la sheegi karo oo lagu baajiyay in wasiir Fardowso su’aallo laga waydiiyo dhibka dadku ay ku qabaan Garoonka...

XOG : Yaa  Baajiyay kulan lagula xisaabtami lahaa Wasiirka Duulista ?
Post

XOG : Yaa  Baajiyay kulan lagula xisaabtami lahaa Wasiirka Duulista ?

Muqdisho (Raxanreeb )- Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Barlamaanka dib u dhigay kulan maalinta beri oo Axad ah uu kula xisaabtami lahaa wasiirka duulista hawada Soomaaliya Xil Fardowsa Maxamed Cigaal. Barlamaanka Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay loo  diray  fariin  loogu sheegayay inuu jiro kulan su’aallo lagu waydiinayo wasiir Fardows hase ahaatee waxaa  soo...

SHAKI ku gadaaman xil  ka tagistii Zubeyr & magaacabista Guutaale.
Post

SHAKI ku gadaaman xil  ka tagistii Zubeyr & magaacabista Guutaale.

Muqdisho (Raxanreeb ) –Laba maalin ka hor xoghayihii joogtada ah ee xafiiska Ra’iisulwasaaraha ayaa sheegay inuu isaga tagay shaqadii uu ka hayay xafiiska mudadii uu xilka hayay Xamse Cabdi Bare. Warka ku saabsan inuu xilka uu baneeyay Maxamed Zubeyr waxay durbadiiba keentay shaki badan oo ku saabsan waxa  keenay in waqtigan xasaasiga uu xilka baneeyo....

XOG : Saciid DENI ma waxa uu raadinayaa wasiiro diidan Villa Somalia ?
Post

XOG : Saciid DENI ma waxa uu raadinayaa wasiiro diidan Villa Somalia ?

Garoowe (Raxanreeb )- Magaalada Garoowe ee Puntland waxaa ka soconaya shirar kala duwan oo looga hadlayo dhismaha xukuumad cusub oo bedesha tii hore. Madaxwaynaha dib loo doortay Saciid DENI ayaa wada shirarar kala duwan oo uu la qaadanayo qaybaha bulshada oo uu kala hadlayo dhismaha Golaha wasiiradda. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in wajiyo cusub...

DILAL : Aamusnaanta Dowladda & cadaalad raadinta dadka Muqdisho.
Post

DILAL : Aamusnaanta Dowladda & cadaalad raadinta dadka Muqdisho.

Muqdisho (Raxanreeb )- Magaalada Muqdisho waxaa ka sii socda dilalka loo gaysanayo dadka rayidka kuwaas oo dadka gaysanaya hadana ka baxsanaya magaalada Muqdisho. Saacadihii la soo dhaafay magaalada Muqdisho waxaa ka taagnaa xiisado salka ku haya dad badan oo eheladooda laga dilay kuwaas oo sheegaya in ay dalbanayaan cadaalad. Dilalka qaarkood waxaa la sheegayaa in...

XOGTA : Isku shaan- dhaynta  Golaha  wasiirada soo soo xooganaysa.
Post

XOGTA : Isku shaan- dhaynta  Golaha  wasiirada soo soo xooganaysa.

Muqdisho (Raxanreeb ) –   Shirar kala duwan ayaa la xaqiijinayaa  in magaalada Muqdisho ay ku dhaxmarayaan madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Barre. Shirarkan ayaa inta badan waxa looga hadlayaa arrimo ku saabsan sidii loo buuxin lahaa boosaska xubnaha wasiirada ee ka maqan Golaha wasiirada oo ay ugu horeeyaan wasiiradda arrimaha dibadda iyo...

Sheekh   Shariif  miyuu u  diyaargaroobayaa dagaal siyaasadeed ?.
Post

Sheekh   Shariif  miyuu u  diyaargaroobayaa dagaal siyaasadeed ?.

Muqdisho (Raxanreeb ) Madaxwaynihii hore ee Dowladda KMG ah Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta oo sabti ah iska xaadiray fadhiga  Golaha shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya. Golaha shacabka ayaa  todobaadyada soo socda waxaa uu sii ambaqaadi doonaan ka doodista Dastuurka KMG ah oo farqaha loogu dhigan  isla markaana abuuray jawi siyaasadeed. Siyaasiinta sida aad ah u...