Intii u dhaxaysay 2010 iyo 2012, ilaa 250,000 oo qof ayaa gaajo ugu dhintay Soomaaliya
Month: August 2022
Markab sida qamadi kana yimid Ukraine ayaa ku xirtay Jabuuti.
22 milyan oo qof oo ku nool Geeska Afrika oo ay Soomaaliya ku jirto ayaa ...
Abuu Mansuur: Sheekha ma loo shegay shalay iyo maanta inay kala duwan yihiin?
Dhibaatooyinkii faraha badnaa ee lasoo maray waxba kama aysan baran
Madagascar oo lagu dilay 11 qof oo dibadbaxayaal ah.
Madaxwaynaha dalkaas ayaa codsaday in la dejiyo, xaalada
Karaan oo lagu dilay masuul ka tirsan maamulka Degmadaas.
Saraal ka tirsan maamulka degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho
Colaad dad badan ku dhinteen oo Heshiis laga gaaray & Qodobo la isku raacay.
in laamaha amniga looga dambeeyo Amniga Goobaha Dagaalku ka dhacay.
Kulan aqoon is weedaarsi ah oo ka dhacay Muqdisho
Kulankan Aqoon isweydaarsiga ah oo lagu Baranaayey Doorka Haweenka Siyaasada kujira ee goor dhow lagu soo gabagabeeyay xarunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa ayaa Maalin-nimadii shalay waxaa furtay kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sacdiyo Yasiin Xaaji Samatar
Dowladda Soomaaliya oo lagu deeqay 1.6 Milyan oo tallaalka Covid-19 ah
Dawladda Soomaaliya ayaa la soo gaarsiiyey illaa 1,645,600 oo ah tallaalka xanuunka COVID19 ee Johnson and Johnson (J&J), kaas oo ay ku deeqeen dalalka Sweden iyo Jamhuuriyadda Czech.
Mareykanka iyo Soomaaliya oo kawada hadlay la dagaallanka Al-Shabaab
Mareykanka iyo Soomaaliya oo kawada hadlay la dagaallanka Al-Shabaab
Yoweri Musaveni oo taageeray ku biirista Soomaaliya EAC
Soomaaliya ayaa dhawaan soo cusbooneysiisay dalab ay ku dooneyso inay ku hesho xubinimada Ururka Bulshada Bariga Afrika ee EAC oo hadda ay ku midaysan yihiin toddobo dal. Tan iyo dhammaadkii 60-meeyadii ayay Soomaaliya daneynaysay inay xubin buuxda ka noqoto ururkan