Month: July 2023

Dowladda  Federaalka oo qayb ka ah dagaalka  ka socda Laascanood
Post

Dowladda  Federaalka oo qayb ka ah dagaalka  ka socda Laascanood

Laascanood (Raxanreeb ) Magaalada  Laascanood ee gobolka Sool waxaa wali ka socda dagaalka u dhaxeeya ciidanka Somaliland iyo kooxaha deegaanka ee Khaatumo. Wax xal ah wali lagama gaarin dagaalka ka socda magaalada Laascanood , waxaana magaalada inta badan isaga barakacay dadkii deganaa kuwaas oo ku dayacan magaalooyin kale oo dalka ah. Odayaasha dhaqanka ee gobolka...

WARKOOBAN : Muqdisho oo shir uu soo qaban qaabiyay Xasan Sheekh ka dhacaya
Post

WARKOOBAN : Muqdisho oo shir uu soo qaban qaabiyay Xasan Sheekh ka dhacaya

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo  Arbaca ah waxa magaalada Muqdisho ka furmaya shir uu ku baaqay Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud . Wax aka qayb galaya shirkan madaxdii hore ee dalka soo maray  kuwaas oo inta badan soo gaaray magaalada Muqdisho. Shirkan waxaa diirada lagu saarayaa , qodobo ka mid ah shirkii Golaha...

Diyaarad ku burburtay Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho
Post

Diyaarad ku burburtay Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho

Muqdisho (Raxanreeb ) Diyaarad rikaab ah  ayaa  ku soo dhacday   Garoonka  diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. In ka badan 30 qof ayaa saarnaa diyaaradan oo ka soo duushay magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland. Waxa la sheegay inuu jiro dhaawacyo khasaare ah ,  inkastoo aan la faahfaahin mana jirto war war ah oo...

Karkarka mooshinka ka dhanka ah RW Xamse Cabdi Barre
Post

Karkarka mooshinka ka dhanka ah RW Xamse Cabdi Barre

Muqdisho (Raxanreeb ) Muqdisho waxaa si aad ah ugu soconaya kulamo la xiriira mooshinka ujeedkiisu uu yahay in lagu tuuro Ra’iisulwasaare Xamse Cabdi Barre. Shirarkan waxaa inta badan ku leh xildhibaano , siyaasiin iyo madaxda Dowladda Soomaaliya kuwaas oo doonaya in ay kala jabiyaan xubnaha sida aad ah u doonaya in xukuumadda la rido. Xildhibaano...

GAARISSA : Ciidanka Kenya oo weerar dhabgal ah lagu qaaday
Post

GAARISSA : Ciidanka Kenya oo weerar dhabgal ah lagu qaaday

Gaaris (Raxanreeb ) Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa iska hor imaad khasaare geystay oo ka dhacay  duuleedka magaalada magaalada Gaariga ee gobolka Waqooyi Bari Kenya . Iska hor imaadkan ayaa  ahaa mid u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan kuwa Kenya iyo kooxda  Al-shabaab oo marar badan weeraro ka fuliyay gudaha Kenya Iska hor imaadkan...

Halka uu marayo shirka uu ku baaqay Xasan Sheekh & madaxdii hore
Post

Halka uu marayo shirka uu ku baaqay Xasan Sheekh & madaxdii hore

Muqdisho (Raxanreeb ) Magaalada Muqdisho waxaa lagu wadaa in uu ka qabsoomo shirwayne uu ku baaqay Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Shirkan waxaa la sheegay in  looga hadli doona xaaladda dalka , dhinacyada Siyaasada , amniga iyo dhaqaalaha waxaana  martigalinaysa Villa Soomaaliya oo hadda saran culays siyaasadeed. Masuuliyiin kala duwan oo dalka xilal...