WARKOOBAN : Muqdisho oo shir uu soo qaban qaabiyay Xasan Sheekh ka dhacaya

WARKOOBAN : Muqdisho oo shir uu soo qaban qaabiyay Xasan Sheekh ka dhacaya

Muqdisho (Raxanreeb ) Maanta oo  Arbaca ah waxa magaalada Muqdisho ka furmaya shir uu ku baaqay Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud .

Wax aka qayb galaya shirkan madaxdii hore ee dalka soo maray  kuwaas oo inta badan soo gaaray magaalada Muqdisho.

Shirkan waxaa diirada lagu saarayaa , qodobo ka mid ah shirkii Golaha wadatashiga Qaran kaas oo laga soo saray qodobo xasaasi ah oo taabanaya mustaqbalka dalka.

Goor sii horeysay waxa magaalada Muqdisho ka dhacay shir horudhac ah oo ay ka qayb galeen inta badan xubniii  lagu casuumay shirka

Leave a Reply

Your email address will not be published.