Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA) conducted a strategic overnight operation in the Dharaarweyn area near Galcad city, located in the Galgaduud region. The mission resulted in the elimination of 23 insurgents and the destruction of three vehicles used by the militants. This operation is a part of NISA’s broader effort to disrupt Al-Shabaab’s...
Month: November 2024
Madaxweyne Laftagareen oo Nairobi kula kulmay Ms Karin Johansson
Nairobi (Raxanreeb online) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Magaalada Nairobi u jooga safar shaqo, ayaa kulan la qaatay danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Ms Karin Johansson. Sidoo kale, Laftagareen iyo Ms Karin Johansson ayaa ka wada hadlay xaalada siyaasada dalka, amniga guud deegannada maamulka Koonfur Galbeed ,mashaariicda EU...
Somali Lawmakers Support Jubbaland Elections, Oppose Federal Mandate Extensions
A group of 26 Somali lawmakers from both houses of Parliament, representing constituencies in Puntland, have issued a statement expressing strong support for the upcoming elections in the Jubaland administration. The legislators underscored the importance of this electoral process as a crucial step toward preserving democratic principles and promoting political stability in the region. The...
Xildhibaannada labada gole ku metela Puntland oo war-saxaafadeed xasaasi ah soo saaray.
Muqdisho (Raxanreeb online) – War-saxaafadeed kasoo baxay xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaamka Soomaaliya deegaan doorashadoodana tahay Puntland, ayaa si weyn u taageeray doorashada la qorsheenayo maamulka Jubbaland ka dhacdo. Xildhibaannadan oo ka kooban 26 mudane ayaa sidoo kale sheegay in ay si adag u diidan yihiin mudda kororsiga dowladda Federaalka Soomaaliya u samaysay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo booqasho rasmi ah oo labo maalmood qaadaneysa uga bilaabatay magaalada London.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho qaadatay ku tagay maanta oo Talaado ah magaalada London, ka dib casuumaad uu ka helay Baarlamaanka UK. Hogaamiyayaasha ayaa tilmaamay in howlgalkan diblomaasiyadeed uu yahay mid sare loogu qaadayo iskaashiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo...
Nin Hubaysan Oo Dil Iyo Dhaawac U Gaystay Ganacsato Itoobiyaan Ah Oo Biraha Iskaraabka Ah Ka Ganacsada degmada Guriceel.
Guriceel (Raxanreeb online) – Wararka ka imaanaya degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in nin hubeysan oo ku labisan dareeska ciidamada uu weerar xooggan ku qaaday goob biraha lagu aruuriyo. Eedeysanaha ayaa la sheegay in uu gudaha u galay dhismahaasi oo ah goob lagu uruuriyo biraha qashinka lagu uruuriyo, waxaana...
Askar ka tirsaneyd ciidanka Koonfur Galbeed oo lagu dilay weerar ka dhacay Shabeellaha Hoose.
Shabeellaha hoose (Raxanreeb online) – Saacadahii lasoo dhaafay waxaa lagu dilay inta u dhaxeysa magaalooyinka Wanlaweyn iyo Afgooye ee gobolkaas laba askari oo ka tirsanaa ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed Soomaaliya. Labadaan askari ayaa ku safraayay wadada xiririsa Wanlweyn iyo Afgooye, waxaana dilkooda fuliyay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo dhabagal ku sameeyay. Askartaan la dilay...
Mucaaradka Jubbaland oo diiday guddiga doorashada kuna hanjabay doorasho ka dhacda Kismaayo.
Kismaayo (Raxanreeb online) – Mucaaradka dowladda Soomaaliya ayaa ku gacan seyray guddiga doorashada maamulka Jubbaland ee dhawaan uu magacaabay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, iyagoo ku goodiyay in doorasho gaar ah ay ka dhici doonto magaalada Kismaayo, haddii la fulin waayo waxa ay rabaan. Mucaaradku waxay ku murmeen awoodda Madoobe ee ah inuu guddi ka kooban...
Al-Shabaab Ambush Kills Two South West State Soldiers Near Afgooye
Lower Shabelle, Somalia — Two soldiers from the South West State forces were killed in an ambush on the outskirts of Afgooye, regional sources have confirmed. The soldiers were traveling from Wanlaweyn to Afgooye when they were intercepted and fatally shot by suspected Al-Shabaab militants. According to reports, the assailants seized the soldiers’ weapons before...
Somali Parliament Approves Electoral Reforms
Mogadishu, Somalia — Somalia’s bicameral parliament on Monday unanimously passed a series of electoral reforms that mark a significant step toward adopting a universal suffrage voting system. The newly approved legislation, introduced by Interior Minister Ali Yusuf Ali Hoosh, outlines comprehensive laws governing election procedures, political party regulation, and the creation of an independent electoral...









