Muqdisho (Raxanreeb online) – Xogo hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in wafdi ka socda dowladda Itoobiya ay saacadihii lasoo dhaafay soo gaareen magaalada Muqdisho, xogtan ayaana laga qariyay warbaahinta. Sidoo kale, wafdigan ayaa ka kooban wasiirka gaashaandhigga Itoobiya wasiir dowlaha arrimaha dibadda Itoobiya iyo taliyaha ciidanka xoogga Itoobiya. Dhanka kale, wafdigan ayaa lagu soo...
Day: January 2, 2025
Kooxda Daacish oo shaacisay Ajaaniibtii fulisay weerarkii Dharjaale dalalka ey kasoo jeedaan
Muqdisho (Raxanreeb online) – Kooxda Daacish, ayaa weerar qaraxyo ku bilowday maalintii Talaadada ku qaaday saldhig ay lahaayeen ciidanka difaaca Puntland, waxaana goobta weerarka ka dhacay lagu dilay dhammaan raggii weerarka soo qaaday oo gaarayay 12- xubnood oo ajaaniib ah. Sidoo kale, War kasoo baxay kooxda Daacish ayey ku sheegatay masuuliyadda weerarkii ka dhacay gobola...
Dhulalka danta guud ee lala wareegay labadii sano ee lasoo dhaafay
Muqdisho (KAAB TV) – Liiska dhulalka danta guud ee lala wareegay labadii sano ee lasoo dhaafay, kuwaasoo dadkii rayidka ahaa ee degganaa laga kiciyay, lagana iibiyay ganacsato. Waxyaabaha mudan u fiirsashada ayaa ah in iyadoo dhaqaale burbur baahsan iyo sicir barar daran uu ka jiro Muqdisho, ayaa waxaa laga dareemayaa koboc xagga maalgashiga hantida ma-guurtada ah....
Agaasimaha hay’adda Sirdoonka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray Beledweyne
Beledweyne (Raxanreeb online) – Waxaa saakay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaaray taliyaha hay’adda nabbad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya Cabdullaahi Sanbaloolshe, oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ku sugnaa degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Sidoo kale, Taliye Sanbaloolshe, ayaa kulamo xal loogu helayo askartii lagu laayay deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeelaha Dhaxe saakay...
Laamaha ammniga Puntland oo digniin kasoo saaray falal ammni daro oo ka dhici kara Puntland
Garoowe (Raxanreeb online) – Maamulka Puntland, ayaa isku diyaarinaya duullaan ka dhan ah kooxaha hubeysan ee Daacish iyo Al Shabaab ee ku sugan deegaannada maamulkaasi, waxaana hadda soo baxaya digniino amni oo la xariira weeraro ay fulin karaan kooxahaasi weerarka lagu yahay. Sidoo kale, Saraakiisha amniga u qaabilsan maamulka Puntland, ayaa soo saaray digniin amni...
Ciidamada Itoobiya oo loo ogolaaday AUSSOM
Muqdisho (Raxanreeb online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya oo aqbashay in Ciidamada Itoobiya lagu daro Howlgalka Cusub ee Midowga Afrika ee AUSOM oo maanta la bilaabay. Ilo diblomaasiyadeed ayaa Kaab TV u sheegay in Addis Ababa ay heshay oggolaansho illaa 2,000 oo askari oo ka mid noqonaya howlgalka nabad ilaalinta ee cusub. Howlgalka AUSOM ayaa la...