China (Raxanreeb online) – Caabuqa sii kordhaya ee fayraska neefmareenka ee loo yaqaanno metanemovirus (HMPV) ee Shiinaha ayaa walaac ku abuuray dad badan iyo waddamo badan, taas oo ay ugu wacan tahay isku ekaanshaha calaamadaha caabuqa faafa iyo hargabka caadiga ah. Fayraskani waxa uu dadka soo xasuusiyay xanuunkii Corona ee mar saameeyay dunida oo dhan,...
Day: January 6, 2025
Somali PM Lays Foundation for Landmark Islamic Scholars’ Center in Mogadishu
MOGADISHU, Somalia, Jan 6 – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre took a historic step on Monday by laying the foundation stone for Darul Ifta, the nation’s first dedicated Islamic Scholars’ Center. The new institution, located in Mogadishu, symbolizes the government’s commitment to advancing Islamic scholarship and fostering a deeper understanding of faith among Somalis....
Venancio oo ku wajahan Mozambique iyo cabsi laga qabo in rabshado ka dhacaan Mozambique
Mozambique (Raxanreeb online) – Dalka Mozambique, waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka socday qalalaase xooggan oo saameyn xun ku yeeshay qeybo badan oo kamid ah dalkaasi, kaddib markii taageerayaasha hoggaamiyaha mucaaradka dalkaasi dhigeen dibadbaxyo rabshado badan watay. Sidoo kale, doorashadii ka dhacday dalka Mozambique, ayaa dhalisay qalalaase iyo rabshado aad u xooggan, kaddib markii guddiga doorashada...
Ra’iisul Wasaare Xamse oo dhagx dhigay dhismaha xarunta Golaha Culimada Soomaaliyeed
Muqdisho (Raxanreeb online) – Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta Golaha Culimada Soomaaliyeed ee Daarul-Iftaa, isagoona sheegay in xaruntan ay saldhig u noqon doonto masaa’isha diiniga ah ee loo baahan yahay in loo iftiimiyo dadka Soomaaliyeed. Sidoo kale, Xamse ayaa xusay in bulshada Soomaaliyeed ay yihiin kuwa jecel diintooda, isla markaana ay...
Taliyaha ciidanka Boliiska Asad Diyaano oo booqasho ugu tagay ciidan loo tababarayo ka qeyb noqoshada amaanka Muqdisho
Muqdisho (Raxanreeb online) – Ciidamo cusub oo kamid noqonaya boliiska Soomaaliya, ayaa tababar waxa uu uga socdaa xerada ciidanka Birmadka ee boliiska Soomaaliya oo kutaalla magaalada Muqdisho, waxaana ciidankan loo diyaarinayaa xoojinta amniga caasimadda Muqdisho iyo guud ahaan dalka. Sidoo kale, Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi (Diyaano), ayaa kormeer ugu tagay...
Turkiga oo bilaabay talaabooyin uu xal ugu raadinaayo colaada Suudaan
Kahrtuum (Raxanreeb online) – Suudaan ayaa soo dhaweysay dedaalada Turkiga uu ku joojinayo dagaalka 20 bilood socda, kaddib kulan ay magaalada Port Suudaan ku yeesheen taliyaha ciidanka Suudaan, Abdel Fattah al Burhan iyo wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Turkiga, Burhanettin Duran markaa oo Al Burhan uu xaqiijiyay inay soo dhaweynayaan hindisaha madaxweynaha Turkiga ee lagu raadinayo...
Xaalado adag oo ka taagan gobolada dalka Mareykanka kaddib markii Duufano ka bilowdeen
U S A (Raxanreeb online) – In ka badan 60 milyan oo reer Mareykan ah ayaa wajahaya xaalado adag kadib markii duufaan culus oo ceeryaamo baraf ah wadata ay ku dhufatay qeybo ka mid ah dalkaas. Inta badan Canada iyo 30 gobollo oo Mareykanka ku yaalla laga soo bilaabo gobolka Kansas ilaa Xeebta Bari ayaa...
Turkish President Erdogan to Visit Somalia Following Key Ankara Agreement
MOGADISHU, Somalia – Turkish President Recep Tayyip Erdogan is set to arrive in Somalia in the coming days, marking a significant milestone in Türkiye’s diplomatic efforts in Africa. According to multiple sources, an advance delegation has already landed in Mogadishu to prepare for this historic visit. The trip follows the recent signing of a landmark...