Day: January 11, 2025

Home » Archives for January 11, 2025
Somali Police Arrest 23 Suspects in Mogadishu Crime Crackdown
Post

Somali Police Arrest 23 Suspects in Mogadishu Crime Crackdown

MOGADISHU, Somalia – Somali police have successfully apprehended 23 individuals accused of serious criminal activities in a major operation conducted in Mogadishu, according to an official police statement. The Banadir Regional Police, working closely with local communities, carried out the operation, targeting suspects involved in crimes such as murder, assault, robbery, rape, and drug trafficking....

Somali President to Visit Addis Ababa for Bilateral Talks with Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed
Post

Somali President to Visit Addis Ababa for Bilateral Talks with Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed

ADDIS ABABA, Ethiopia – Somali President Hassan Sheikh Mohamud is set to visit Addis Ababa this Saturday to engage in high-level discussions with Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed, focusing on strengthening ties and addressing pressing regional issues. The agenda highlights the implementation of the Ankara Agreement and Ethiopia’s role in Somalia’s newly restructured peacekeeping mission....

Guddoomiyaha xisbiga Waddani ee Somaliland oo ka hadlay kulan la sheegay in uu la yeeshay Xasan Sheekh.
Post

Guddoomiyaha xisbiga Waddani ee Somaliland oo ka hadlay kulan la sheegay in uu la yeeshay Xasan Sheekh.

 Hargeysa (Raxanreeb online) – xisbiga Waddani ee Somaliland, Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa si cad u beeniyay warar sheegaya inuu si qarsoodi ah ula kulmay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, intii uu ku sugnaa booqasho dhowaan uu ku tagay Jabuuti. Hirsi ayaa ku tilmaamay eedahan kuwo aan sal iyo raad lahayn, isagoo ku adkeystay in...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kusii jeeda magaalada Addis Ababa + ujeedka safarkiisa
Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kusii jeeda magaalada Addis Ababa + ujeedka safarkiisa

Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa warar soo baxaya sheegayaan in uu saacadaha soo socda uu safar ku tagayo magaalada Adis Ababa ee caasinmadda dalka Itoobiya, halkaas uu kulamo xasaasi ah kula qaadan doono Ra’isul Wasaaraha Itoobiya. Sida ay soo warinayaan ilo lagu kalsoonaan karo Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa martiqaad rasmi...

Wiilka madaxweyne Museveni oo ku dhawaaqay in uu hakiyay qoraaladiisii bartiisa X + Sbabta
Post

Wiilka madaxweyne Museveni oo ku dhawaaqay in uu hakiyay qoraaladiisii bartiisa X + Sbabta

Kampala (Raxanreeb online) – Muhoozi Kainerugaba, oo ah wiil uu dhalay madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, ayaa ku dhawaaqay inuu isaga baxay bartiisa X, isagoo mudaba ku qorayay fariimo muran badan dhaliyay. Sidoo kale, Jeneraalkaan 50-jirka ah ee ciidanka xoogga dalka Uganda ayaa si weyn ugu lug yeeshay saaxadda siyaasadda, wuxu jebiyay qanuunka militariga, isagoo sidoo...

Dowladda Ruushka oo bilowday dejinta istaraatiijiyada isku balaarinta rabitaankiisa Africa
Post

Dowladda Ruushka oo bilowday dejinta istaraatiijiyada isku balaarinta rabitaankiisa Africa

Moscow (Raxanreeb online) – Ruushka wuxuu dib usoo nooleynaya istiraatijiyadii u suragelisay midowgii Soofiyeeti, markii ay isku ballaarinayeen caalamka, kaddib markii la arkay inay Moscow door siinayso ardaydii Afrikanka ee deeqaha waxbarasho ka helay Ruushka , kuwaasoo hadda gacan ka siinaya inuu Ruushka isku ballaariyo Afrika. Sidoo kale, Moscow waxay taageero diblomaasiyadeed iyo dhaqaalo siinaysa...

Abiy Axmed oo daahfuray suuqii ugu horeeyay ee saamiyada Itoobiya yeelato
Post

Abiy Axmed oo daahfuray suuqii ugu horeeyay ee saamiyada Itoobiya yeelato

Addis Ababa (Raxanreeb online) – Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed, ayaa shalay oo Jimco aheyd si rasmi ah udaah furay suuqii ugu horreeyay ee saamiyada dalka Itoobiya ay yeelato, suuqaan ayaana la filayaa in sare u qaado kobaca dhaqaalaha ee dalkaasi. Sidoo kale, Ra’isul Wasaare Abiy ayaa yeeriyay gambaleelka suuqa saamiyada ee dalka Itoobiya,...