Muqdisho (Raxanreeb )-Dadka xaafadaha Muqdisho degan ee u tabarta la’ bixinta canshuurta wasaarada maaliyadda iyo tan garab socota ee degmooyinka sida dadban u qaadaan, waxaa u soo kordhiyay in si khasab ah ay ku bixiyaan lacago kale oo lagu sheegay in wadooyinka xaafadahooda lagu dhigaayo dhagaxa interlock ah. Yaa hawshaan ka danbeeya oo dhibaato iyo...
Day: January 14, 2025
Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Jubbaland oo weeraray saldhigyo Al shabaab ku lahaayeen Badhaadhe.
Kismaayo (Raxanreeb online) – Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay wehlinayeen Ciidanka daraawiishta Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa howlgal si wadajir ah uga fuliyey degaanka Lagta Caanoole ee Dagmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo dhaq dhaqaaqyo ay ka wadeen Xubno katirsan Kooxda Al-Shabaab. War kasoo baxay Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamada ay...
Ciidanka ladagaalanka argagixisada Puntland oo gubay fariisimo ay leeyihiin kooxda Daacish
Calimiskaad (Raxanreeb online) – Ciidanka ladagaalanka argagixisada Puntland ayaa wada howlgallo ka dhan ah kooxda Daacish, iyagoo gubay saldhigyo ay lahaayeen kooxda Daacish, kaddib markii dagaal xooggan halkaasi looga saaray kooxda Daacish. Sidoo kale, Taliska ciidamada ladagaalanka argagixisada ee Hilaac ayaa sheegay in la gubay talisyadii argagixisadu ku lahayd buuraha Calmiskaad, halkaas oo kooxda ku...
Dhalinyaro Anshax xumi ku dhex faafineysay baraha Bulshada oo lagu xiray Gobolka Bay.
Beydhabo (Raxanreeb online) – Laamaha Ammaanka dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay ku howlan yihiin sidii ay uga hortegi lahaayeen dadka Baraha Bulshad ku faafiya falalka Anshax-xumada ah, si gaar ah kuwa kunool degaannada Maamulka Koonfur Galbeed. Taliyaha ciidamada CID-da Gobolka Baay Dhame Maxamed Yuusuf Cabdiraxmaan oo Warbaahinta kula hadlay Magalada Baydhabo ayaa sheegay...
Sacuudiga oo qorsheyneyso in ay lacag ka sameyo macdanta kala duwan ee uranium-ka
Riyadh (Raxanreeb online) – Wasiirka Tamarta dowladda Sacuudi Carabi, Amiir Cabdulcasiis bin Salmaan ayaa sheegay Isniintii shalay in boqortooyada Sacuudiga qorsheyneyso in ay lacag ka sameyso dhammaan macdanaha kala duwan, oo ay ku jirto iibinta uranium-ka. Sidoo kale, maadanta uranium-ka ayaa u baahan in si taxaddar leh loo maareeyo inkasta oo ay khatar yar oo...
Mareykanka oo laga joojinaayo isticmaalka Tiktok maalinta Axada 19-ka bishan January
New York (Raxanreeb online) – Maxkamadda sare ee dalka Mareykanka ayaa sheegtay inay diiddi doonto codsi uga yimid, madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Donald Trump si looga hortago mamnuucida Mareegta loo yaqaan TikTok, oo laga leeyahay dalka Shiinaha. Sidoo kale, Shirkadda Tiktok ayaa horey loogu sheegay in la xiri doono haddii aysan iibin shirkadda ByteDance...
Ciidanka howlgalka ciribtirka argagixisda Puntland oo soo riday 9 diyaaradood oo Drones ah
Calimiskaad (Raxanreeb online) – Ciidanka howlgalka ciribtirka argagixisada Puntland ayaa saakay wada howlgal balaaran oo ka dhan ah kooxda Daacish ee wali ku dhuumaneysa qeybo kamid ah buuraha gobolka Bari, waxa ayna ciidamada isku dayayaan in ay gabi ahaan ka saraan Puntland. Sidoo kale, ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay jihooyin kala duwan oo kamid ah...