Tehran (Raxanreeb online) – Madaxweyne ku-xigeenka Iran, Maxamed Javad Zarif ayaa waraysi uu bixiyay markii ugu horreysay xaqiijiyay inay Israa’iil walxaha qarxa ku xirtay gaaska ‘centrifuge’ ee loogu talagalay in lagu kobciyo uranium-ka laga sameeyo nukliyeerka, kaasoo uu sheegay markii ay Iran soogadatay inay oggaatay walxaha qarxa ee lagu xiray. Sidoo kale, wuxuu daaha ka...
Day: January 16, 2025
Iran oo ka hadashay eedeynta ah in qorsheeyeen dilka Donald Trump.
Tehran(Raxanreeb online) – Iran waligeed ma shirqoolin inay disho madaxweynaha la-doortay ee Mareykanka Donald Trump, waxaa sidaas wareysi uu siiyay NBC News Talaadadii ku sheegay madaxweynaha Iran Masoud Pezeshkian, isagoo beeniyay sheegashadii hore ee Trump iyo dowladda Mareykanka. Bishii November, waaxda cadaaladda ee Maraykanka ayaa nin Irani ah ku soo oogtay dacwad la xiriirta shirqool...
Cabdullaahi Sanabloolshe oo ku guuleystay dedaalada nabadeynta gobolka Hiiraan
Beledweyne (Raxanreeb online) – Dadaalladii nabadeynta iyo dib-u-heshiisiinta ahaa ee maalmihii la soo dhaafay ka socday gobalka Hiiraan ayaa u muuqda kuwa laga gaaray natiijo wax-ku-ool ah oo ay dad badan rajo ka qabaan inay billow u noqon karto xal-u-helidda xaaladaha amni iyo kuwa siyaasadeed ee gobalka. Sidoo kale, horumarka hadda laga gaaray arrinta gobalka...
Haweeney Sunta Libaaxa ku dishay Seygeeda oo lagu qabtay Kismaayo
Kismaayo (Raxanreeb online) – Ciidamada ammaanka ee Jubbaland oo howlgal ka sameeyay xaafadda Farjano ee magaalada Kismaayo ayaa gacanta kusoo dhigay haweeeney xalay Seygeedii ku dishay magaaladaasi, kadib markii ay u adeegsatay Sunta lagu dilo Libaaxyada. Qoraal kasoo baxay Booliska Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in haweeneydaan oo lagu magacaabo Sahra Xuseen Maxamed ay Saygeedii Cabdullahi...