Day: January 29, 2025

Home » Archives for January 29, 2025
Puntland oo hor istaagtay ajaanibta u gali jirtay ISIS
Post

Puntland oo hor istaagtay ajaanibta u gali jirtay ISIS

Garoowe (Raxanreeb online) – Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa todobaadkan mamnuucay in dadka ajnabiga ah ay si sharci darro ah ku soo galaan, waxayna ku amreen shirkadaha isgaarsiinta inay hawada ka saaraan SIM-card-yada lala xiriirinayo dadka aan sharciga lahayn iyo argagixisada Daacish. Talaabooyinkan ayaa ah isku day lagu doonayo in lagu carqaladeeyo shabakadaha...

Kooxda Daacish oo ukala jabtay Ajaaniib iyo Soomaali & Wararkii ugu dambeeyay
Post

Kooxda Daacish oo ukala jabtay Ajaaniib iyo Soomaali & Wararkii ugu dambeeyay

Garoowe (Raxanreeb online) – Ilo amni ayaa xaqiijinaya in kooxda Daacish laba garab u kala jabtay, tan iyo intii ciidamada Puntland ka qabsadeen difaacii adkaa ee Turmasaale. Sidoo kale, Wararka ayaa intaas kudaraya in Taliskii guud ee mileeshiyaadka Daacish uu kala daatay, kaddib markii laga saaray Turmasaale, taasi oo sababtay in ay istiraatiijiyadda dagaalka isku...

France oo Denmark ku caawineysa si Mareykanka uga difaacato Jaziirada Greenland
Post

France oo Denmark ku caawineysa si Mareykanka uga difaacato Jaziirada Greenland

France (Raxanreeb online) – Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump, ayaa marar badan ku celiyay in uu doonayo in Mareykanka lawareego Jaziiradda Greenland ee hoostagta Denmark, taas oo caro badan dhalisay si weyna uga soo horjeedo dowladda Denmark. Sidoo kale, Ciidamo badan oo katirsan milatariga Denmark ayaa la geeyay Jaziiradda Greenland, si ay uga hortagaan in...

Ra’iisul wasaaraha Talyaaniga oo baaritaan lagaliyay kaddib markii xabsi laga sii daayay sargaal ciidan
Post

Ra’iisul wasaaraha Talyaaniga oo baaritaan lagaliyay kaddib markii xabsi laga sii daayay sargaal ciidan

Roma (Raxanreeb online) – Ra’iisul wasaaraha dalka Talyaaniga Giorgia Meloni ayaa sheegtay in la geliyay baaritaan dhanka garsoorka ah kadib markii ay dowladeeda sii deysay sarkaal ka tirsan booliska Liibiya oo ay doon dooneysay maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada ee ICC. Sidoo kale, Osama Elmasry Njeem, oo loo yaqaan Osama Almasri Njeem, ayaa la sii...