Month: January 2025

Ciidanka ladagaalanka argagixisada Puntland oo burburiyay talisyo ay lahaayeen Daacish
Post

Ciidanka ladagaalanka argagixisada Puntland oo burburiyay talisyo ay lahaayeen Daacish

Calmiskaad Puntland (Raxanreeb online) – Ciidamada difaaca maamulka Puntland oo maanta hawlgal qorshaysan ka fuliyay buuraleyda Calmiskaad ayaa gebi ahaanba baabi’iyay ilaa shan talis oo argagixisada Daacish ku lahaayeen halkaasi. Sidoo kale, war qoraal ah oo ka soo baxay hawlgalka la-dagaallanka argagixisada ee Puntland ayaa lagu xaqiijiyay warka ku saabsan burburinta goobihii gabbaadka u ahaa...

Kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday madaxtooyad dalka Chad
Post

Kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday madaxtooyad dalka Chad

Chad (Raxanreeb online) – Koox hubeysan oo la tuhmayo in ay katirsan yihiin ururka Boka Haram, ayaa weerar xooggan ku qaaday xarunta madaxtooyada dalka Chad, waxaana halkaas ka dhacay dagaal muddo kooban socday. Sidoo kale, Saraakiisha ammaanka dalkaasi ayaa sheegay in rag hubeysan oo watay mootooyin weerar kusoo qaadeen Madaxtooyada Chad, waxa ayna xuseen laamaha...

Dagaal udhexeeyo kooxaha Kurdiyiinta iyo Xooggaga SDF ayaa ka qarxay gudaha Manjib
Post

Dagaal udhexeeyo kooxaha Kurdiyiinta iyo Xooggaga SDF ayaa ka qarxay gudaha Manjib

Suuriya (Raxanreeb online) – Dagaal udhexeeyo koox ay Turkiga taageerto iyo xooggaga Kurdiyiinta ayaa ka dhex qarxay gudaha Siiriya, kooxda ay Turkiga taageerto ayaana duqeymo dhanka cirka ah ka geystay halkaasi, xoogga Kurdiyiinta ayaana 37 qofood ku dilay gobolka Manbij ee waqooyiga dalka Suuriya. Sidoo kale, dagaalladii ugu dambeeyay ee la soo weriyey ayaa imanaya...

Puntland oo sheegtay sida laga yeeli doono ajaaniibta kooxda Daacish
Post

Puntland oo sheegtay sida laga yeeli doono ajaaniibta kooxda Daacish

Garoowe (Raxanreeb online) – Maamulka Puntland ayaa beeniyay warar baahay oo sheegayay in aan cafis loo fidin doonin dagaallameyaasha shisheeye ee isa soo dhiiba, xilli maamulkaas uu dagaal kula jiro ururka Daacish ee ka dagaallama dhulka buuraleyda ah ee Puntland Maxamuud Caydiid Dirir wasiirka warfaafinta Puntland ayaa sheegay in cafiska oo Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni...

Cadeymo muujinaaya in Xaaskii Bashaal Al-assad aheyd sirdoon ushaqeeyay MI5
Post

Cadeymo muujinaaya in Xaaskii Bashaal Al-assad aheyd sirdoon ushaqeeyay MI5

Suuriya (Raxanreeb online) – Warqado Cadeymo ah oo muujinaaya in marwadii koowaad ee Suuriya Asma al-Assad ay basaas u ahayd sirdoonka Britain, ayaa lagu faafiyay baraha bulshada saacadihii lasoo dhaafay. Sidoo kale, cadeymaha warqadaha oo lagu arkay bar Facebook uu ku leeyahay mid kamid ah weriyeyaasha udhashay Suuriya oo lagu magacaabo Nizar Nayouf, ayaa la...

The Sudanese military surrounded important bases after a battle today
Post

The Sudanese military surrounded important bases after a battle today

Khartoum (Raxanreeb online) – The Sudanese military has taken over most of the strongholds of the opposition RSF. A war took place today and the military took over the important cities of Mansoura, Murabat and Elfitihab. The army seized the arms and ammunition warehouse of the RSF group as reported by Al Jazeera. The RSF...

Geeri naxdin leh oo maanta kutimid xaaskii fannaan Dayax Dalnuurshe
Post

Geeri naxdin leh oo maanta kutimid xaaskii fannaan Dayax Dalnuurshe

Muqdisho (Raxanreeb online) – Alle ha u naxariistee waxaa barqonimadii maanta magaalada Muqdisho ku geeriyootay xaaskii fannaanka caanka ahaa Dayax Dalnuurshe, waxaana la sheegay xaaska fannaanka ee geeriyootay in maalmihii lasoo dhaafay ay xanuunsaneysay. Sidoo kale, Geerida Farxiya The Boss Lady, oo aheyd xaaska fannaan Dayax Dalnuurshe ayaa si weyn u qabsatay baraha bulshada, waxaana...

Milateriga Suudan oo lawareegay saldhigyo muhiim ah kaddib dagaal dhacay maanta
Post

Milateriga Suudan oo lawareegay saldhigyo muhiim ah kaddib dagaal dhacay maanta

Khartuum (Raxanreeb online) – Milatariga Sudan ayaa la wareegay inta badan saldhigyadii ay ku xooganeyd kooxda gurmadka deg deg ah ee ka soo horjeeda kuwaasoo magacooda loo soo gaabbiyo RSF. Sidoo kale, dagaal maanta dhacay ayey milaterigu kala wareegeen magaalooyinka muhiimka ah ee Mansoura, Murabaat iyo Elfitihab. Ciidanka ayaa la wareegay bakhaarkii hubka iyo rasaasta...