Mudug (Raxanreeb online) – The Puntland administration have once again spoken about the dispute over who is in charge of the construction project of the Galkayo-Harfo road in Mudug region. The construction project of the Galkayo-Harfo road is disputed between the Federal Government of Somalia, which wants to directly manage it, and the Puntland government,...
Month: January 2025
Said Deni, the Chinese ambassador to Somalia, discussed important issues
Bosaso (Raxanreeb online) – The President of Puntland Said Abdullahi Deni received the Chinese Ambassador to Somalia Amb. Wang Yu and his delegation. Said Deni and Amb. Wang Yu, they had a special meeting where they discussed the political situation in the country. President Said Deni thanked the Chinese ambassador for his visit to Bosaso...
Siciid Deni oo safiirka Shiinaha ufadhiya Soomaaliya kala hadlay arrimo muhiim ah
Boosaaso (Raxanreeb online) – Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo Arbaco ah magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ku qaabilay Safiirka dowladda Shiinaha ee Soomaaliya Amb. Wang Yu iyo wafdi uu hoggaaminayo. Sidoo kale, Siciid Deni iyo Amb. Wang Yu, ayaa kulan gaar ah ay yeesheen waxa ay uga wada hadleen xaalada siyaasadeed...
Lubnaan oo Masar ugacan galineysa Abdulrahmaan Qaradaawi
Dimishiq (Raxanreeb online) – Dowladda Lubnaan ayaa sheegtay Talaadadii in ay go’aansatay in ay aqbasho codsi uga yimid Imaaraadka oo ku aadan in loo gacan geliyo Abdul Rahman al-Qaradawi, oo ka mid ah mucaaradka Masar, islamarkaana uu dhalay hoggaamiyihii ruuxiga ee kooxda Ikhwaanul Muslimiin Sheekh Yuusuf Al-Qaradaawi. Qaradaawi, oo sidoo kale ay baadi goobayaan mas’uuliyiinta...
Madaxweynaha soomaaliya oo Baladweyne u tagaya xal u helista tabashada reer Hiiraan.
Muqdisho (Raxanreeb online) – Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhowaan ku wajahan Magaalada Baladweyne halkaas oo la dhigayo gogol lagu dhageysanayo tabashada reer Hiiraan ay ka qabaan Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle. Xildhibaan Cabdiraxmaan Gurey oo sheegay in uu fariin ka sido Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Odoyaasha dhaqanka Hiiraan kahor sheegay in ay u diyaargaroobaan wadahadalkaas...
Faafaahin:Weerar kale oo dad lagu dilay oo ka dhacay Ceel Baraf.
Jowhar (Raxanreeb 0nline) – Faafaahino dheeraad ah aayaa kasoo baxaya weerar kooxo hubeysan oo watay gaari Cabdi Bile ah ay xalay ka gaysteen deegaanka Ceel Baraf ee gobolka Shabeelaha Dhexe kaas oo lagu beegsaday dad shacab ah. Kooxda ayaa lasoo wariyay inay beegsatay dad beeraley ah kadib markii ay ku fureen rasaas sababtay dhimasho iyo...
DF iyo Puntland oo ku muransan cidda fulineysa dhismo laami oo laga hirgalinaayo Gaalkacyo
Gaalkacyo (Raxanreeb online) – Maamulka Puntland ayaa mar kale ka hadashay khilaafka ka taagan cidda maamulaysa mashruuca dhismaha jidka laamiga ah ee Gaalkacyo-Xarfo ee gobolka Mudug. Sidoo kale, Mashruuca dhismaha jidka laamiga ah ee Gaalkacyo-Xarfo ayaa waxa ku muransan dowladda Federaalka Soomaaliya oo doonaysa in ay si toos ah u maamusho iyo xukuumadda Puntland oo...
Trump oo ku dhawaaqay in ay ka go’antahay in Canada uu ka dhigo gobol kamid ah Mareykanka
New York (Raxanreeb online) – Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa caddeeyay sida ay uga go’antahay Canada inuu ka dhigo gobol ka tirsan Mareykanka, intii uu ku guda jiray shir jaraa’id uu ku qabtay goobtiisa dalxiiska ee Mar-a-Lago oo ka tirsan Florida . Sidoo kale, Trump waxaa la waydiiyay inuu awood militari u...
Ugu yaraan 126 ayaa ku dhimatay dhulgariir ka dhacay gobolka Tibet ee dalka Shiinaha
China (Raxanreeb online) – Gobolka Tibet ee dalka Shiinaha, waxaa wali socda howlaha gurmadka ee lagu samatabixinayo kumannaan qof oo wali ku go’doonsan deegaannada uu sida daran u saameeyay dhul garariir xoog leh oo halkaasi ka dhacay Talaadadi. Sidoo kale, Dhulgariirkan oo lagu qiyaasay 6.8 cabirka awoodda dhul gariirrada ayaa ka dhacay gobolka Tibet ee...
Mareykanka oo cunaqabateyn kusoo rogay hoggaamiyaha ciidanka RSF Maxamed Xamdan
New York (Raxanreeb online) – Dowladda Mareykanka ayaa cunaqabateyn kusoo rogtay hoggaamiyaha Ciidamada Taageerada Degdegga ah ee Sudan, Maxamed Xamdan Dagalo (Xamiti). Sidoo kale, Waxaa laga mamnuucay inuu safar ku tago Mareykanka iyo in la xayiro dhammaan hantida uu ku leeyahay gudaha Mareykanka nooc kastoo ay tahay. Dhanka kale, Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken...







