Kismaayo ( Raxanreeb Online) War-saxaafadeed kasoo baxa madaxtooyada Jubbaland, ayaa looga hadlay howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab, ee ka socda deegaano katirsan maamulka Hir-shabeelle. Qoraalka ayaa waxaa lagu bogaadiyay ciidamada xoogga iyo kuwa deegaanka ee dagaalka adag kula jira kooxda argagixisada ee Al-shabaab. “Jubbaland waxa ay soo dhaweyneysa iskaashiga socda waxa ayna rajeyneysa inuu noqdo ...
Day: March 5, 2025
Home » Archives for March 5, 2025
Post
March 5, 2025March 5, 2025Warar
Mareykanka oo digniin kasoo saaray weeraro laga yaabo in Al-shabaab ka fuliyaan Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in debagal ay ku sameeysay xog sheegeysa in suuragal ay tahay in weeraro ay ka dhacaan meelo badan oo kamid ah Soomaaliya oo uu ku jiro garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Waxa ay sheegtay in la joojiyey dhammaan dhaq-dhaqaaqa shaqaalaha safaaradda Mareykanka ilaa iyo amar dambe....
Post
March 5, 2025March 5, 2025Warar
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo cadeeyey in dowladda Soomaaliya ka soo horjeedo barakacinta reer Gaza
Qaahira ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay kulan ay isugu yimaadeen madaxda ururka Jaamicadda Carabta oo ka dhacay magaalada Qaahira, ayaa ka hadlay mowqifka dowladda Soomaaliya ee barakicinta dadka reer Gaza. Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in in si xooggan ay dowladda Soomaaliya u uga soo horjeeddo...