Mogadishu (Raxanreeb Online) – In a tragic incident in the Soona-key neighborhood of Hodan District, Banadir region, two civilians have been reported dead and another injured after a government soldier opened fire on local residents. According to eyewitnesses, tensions had been mounting after residents protested against the forced demolition of their homes. The incident reportedly...
Day: March 16, 2025
Ethiopian Airstrikes Target Al-Shabaab Stronghold in Jilib
Kismaayo (Raxanreeb Online) – Ethiopian warplanes conducted heavy airstrikes last night in Jilib, a key town in the Middle Juba region, reportedly targeting Al-Shabaab strongholds. While the Somali federal government has not issued an official statement, military officials from the Somali National Army (SNA) confirmed that the strikes were part of a coordinated operation aimed...
Askari katirsan ciidanka dowladda oo si bareer ah u toogtay labo ruux oo shacab ah
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Inta la xaqiijiyay 2 ruux oo shacab ah ayaa geeriyootay mid kaana wuu ku dhaawacmay kaddib markii askari katirsan ciidanka dowladda uu rasaas ku furay dad shacab ah oo ku sugan xaafada Soona-key ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Dhacdadaan ayaa timid kaddib markii dadka ka careysan in la burburiyo guryo...
Diyaarado duqeyn ka fuliyay degmada Jilib
Kismaayo ( Raxanreeb Online) Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya duqeymo culus oo loo adeegsaday walxo qarxa, oo xalay diyaaradaha Itoobiya ay ka fuliyeen degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe. Inkasto ay dowladda federaalka Faah faahin ka bixin duqeynta, balse saraakiil katirsan ciidanka xoogga dalka, ayaa sheegay in weerarka duqeynta uu ahaa mid qorsheysan lana...
MW Xasan Sheekh oo xilkii ka qaaday lataliyihiisi xiriirka dowlad goboleedyada
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Lataliyaha Madaxweynaha ee Xiriirka Dowlad-goboleedyada, Maxamed Xasan Ibraahim (Qoone). Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya wuxuu mar walba ka rajeynayaa masuuliyiinta uu u magacaabo xilalka sare ee Qaranka inay gacan ka geystaan horumarka iyo midnimada dalka, iyagoo waajibaadkooda u gudanaya si hufan,...
Howlgal lagu dilay xubno katirsan Shabaab oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe
Miirtaqwa ( Raxanreeb Online) Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa howlgal ciidanka deegaanka ay sameyeen sacaadihii lasoo dhaafay Tuulooyin u dhaxeeya deegaanada Labo-garas iyo Miirtaqwa ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka ayaa la sheegay in lagu dilay labo dagaalame oo katirsan Shabaab, lagana furtay hubkii ay wateen. Howlgalka ay ciidaka deegaanka ee Macawiisley ka fuliyeen...
Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay dalka Yemen
Yemen ( Raxanreeb Online) Maraykanka ayaa mowjado duqaymo dhanka cirkaa ku garaacay kooxda Xuutiyiinta sida uu sheegay Madaxweyne Donald Trump, isaga oo sabab uga dhigay weerarrada kooxda hubaysan ay ku qaadayaan maraakiibta Badda Cas. “Kooxda burcada ah oo ay maalgaliso Iiran ayaa weeraro gantaallo ku riday maraakiibta Maraykanka waxayna bartilmaameedsadeen ciidamadeena iyo kuwa xulufada” ayuu...
PUNTLAND ”NIRA kaar aqoonsi lagama qaadan karo”
Gaalkacyo (Raxanreeb )- Maamulka Puntland ayaa soo saaray go’aan adag oo ka dhan ah Hay’adda NIRA oo Dowladda Soomaaliya u qaabilsan diwaan galinta dadwaynaha. Gudoomiyaha Mudug ee Puntland Faysal Sheekh Cali ayaa uga digay dadwaynaha magaalada Gaalkacyo inay qaataan kaarka aqoonsiga dadwaynaha ee NIRA ka dib markii xubno ka tirsan Hay’adda ay tageen magaalada Gaalkacyo...