Qaahira ( Raxanreeb Online) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay kulan ay isugu yimaadeen madaxda ururka Jaamicadda Carabta oo ka dhacay magaalada Qaahira, ayaa ka hadlay mowqifka dowladda Soomaaliya ee barakicinta dadka reer Gaza. Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in in si xooggan ay dowladda Soomaaliya u uga soo horjeeddo...
Month: March 2025
Dowladda Ireland oo xabsiga dhigtay mas’uul katirsan dowladda Soomaaliya
Sida uu qoray Wargeyska The Times, dawladda Ireland ayaa xabsiga u taxaabtay Sarkaal sare oo ka tirsan Diblumaasiyiinta dawladda Soomaaliya kaas oo la qabtay isaga oo dumar u tahriibinaya waddanka Ireland. Masuulkan oo aan magaciisa aan la shaacin ayaa la sheegay in uu fadhigiisu ahaa waddanka Sucuudi Carabiya, isaga oo ka shaqayn jirey shabakad tahriibin...
Wasiirka Cadaaladda Puntland oo ka hadlay dagaalka ka socda koonfurta dalka
Garoowe ( Raxanreeb Online) Maxamed Cabdiwahaab wasiirka wasaaradda Cadaaladda ee maamulka Puntland, ayaa ka hadlay dagaalka ay dowladda federaalka kula jirto kooxda Al-shabaab ee ka socda qaar kamid ah gobollada dalka. Wasiirka ayaa sheegay in Soomaaliya aysan laheyn hoggaanka dowladeed oo si mabda’ leh ula dagaalamo kooxda Al-shabaab, taasina ay keentay in magaalooyin badan oo...
Ciidamada xoogga oo dib ula wareegay degmooyinka ku yaalla Shabeellaha Dhexe
Ceel-baraf ( Raxanreeb Online) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadka degaanka ayaa dib u qabsaday degmooyinka Ceel-baraf, Miirtuug, iyo Cali Axmed ee katirsan gobolka Shabeellaha Dhaxe. Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa degaanka ayaa laba jiho ka galay degmada Ceelbaraf, iyadoo dhanka Hiiraan ay kasoo galeen ciidanka deegaanka, waxaana howlgalkaasi la sheegay in dagaal la’aan ay si...
Trump oo hakiyay hubka uu Mareykanka siiyo Ukraine
New York ( Raxanreeb Online) Aqalka Cad ayaa xalay ku dhawaaqay in madaxweyne Trump uu hakiyay gargaarkii millatari ee ay Dowladda Mareykanka siineysay Ukraine. Sarkaal sare oo ka tirsan Aqalka Cad ayaa sheegay in Madaxweyne Trump uu caddeeyay in uu diiradda saarayo nabadda. Wuxuu intaasi raaciyay in ay doonayaan in saaxibadda Mareykanka ay arrintaasi xoogga...
RW Xamsa oo khudbad ka jeedinaya shir looga hadlayo xaalada Gaza
Qaahira ( Raxanreeb Online) Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta la filaya inuu khudbad ka jeediyo shirka u dhaxeeya wadamada carabta kaasi oo ka dhacaya magaalada Qaahira ee caasimada Masar. Shirkan ayaa waxaa diirada lagu saaraya xaalada dib u dhiska ee Falastiin iyo dhibtooyinka ay wajahaan. Farhan Jimcaale oo ah Afhayeenka Xukuumada...
Maxey kawada hadleyn Taliyaha Booliska iyo wefdiga ka socda Masar ?
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin sare oo ka socday Dalka Masar. Kulanka gaar ah oo Taliyaha iyo Masuuliyiintu yeesheen ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka amniga, horumarinta xirfadaha saraakiisha Boliiska iyo iskaashiga labada dal. Sidoo kale kulanka ayaa labada dhinac waxa ay...
Somalia Detains Military Personnel for Desertion Amid Al-Shabaab Offensive
Somalia’s government has taken decisive action against a military commander and an undisclosed number of soldiers who abandoned their positions in the Middle Shabelle region as Al-Shabaab militants intensified their counter-offensive. The arrests, confirmed by Hassan Ali Nur, also known as Shute, the chief of Somalia’s military court, underscore the government’s commitment to maintaining discipline...
Somali Army Commander Meets Military Officials to Strengthen Security in Middle Shabelle
Mogadishu (Raxanreeb Online) – In a critical effort to enhance national security, the Commander of the Somali National Army (SNA), General Odowaa Yusuf Raage, held a special meeting with senior military officers to discuss ongoing operations against Al-Shabaab and strategies to reinforce stability in key regions. The meeting primarily focused on military activities in Middle...
Taliyaha ciidanka xoogga iyo saraakiisha ciidanka oo kawada hadlay howlgallada socda
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Taliyaha ciidanka xoogga dalka Gen Odowaa Yuusuf Raage, ayaa kulan gaar ah oo looga hadlayay xoojinta howlgallada ka socda dalka, waxa uu la qaatay qaar kamid ah saraakiisha kala duwan ee ciidanka xoogga dalka. Kulankan ayaa intiisa badan waxaa diirada lagu saaray howlgallada ka socda deegaanada gobolka Shabeellaha Dhexe, iyo sidii...








