Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Isutagga Imaaraatka Carabta Sheikh Shakhboot Binu Nahyaan Aala-Nahyaan. Wasiirka ayaa soo gaarsiiyey Madaxweynaha dhambaal iyo farriin uu ka siday Madaxweynaha Isutagga Imaaraatka Carabta Mudane Maxamed Binu Saayid oo xoojinaya xiriirka labo geesoodka ah iyo iskaashiga...
Month: March 2025
Al-shabaab oo weerar qaraxyo ku biloowday ku qaaday deegaanka Sabiib iyo Caanoole
Afgooye ( Raxanreeb Online) Faaf faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo ciidanka dowladda iyo Al-shabaab, saakay ku dhex maray deegaanka Sabiib iyo Caanoole ee hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaalka oo ku biloowday qaraxyo ayey kooxu ku qaaday saldhig ciidanka dowladda ay ku leeyihiin deegaanka Sabiib iyo Canaale, waxaana ka...
PUNTLAND ‘’ Ka hor ciida dagaalka Calmiskaad waa la soo afjarayaa‘’
Garoowe (Raxanreeb )- Ciidanka difaaca maamul goboleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in meel wanaagsan ay marayaan howlgalada ka dhanka ah ciribtirkka kooxda Daacish. Saraakiisha hoggaamiysa howlgalada ayaa sheegay in hadda meel wanaagsan uu marayo – gaba gabada wajiga seddaxaad ee howlgalka buuraha Calmiskaad isla markaana guulo wax ku ool ah laga gaaray. “Hawlgalkii wejiga...
Kulan looga hadlayay dacwadaha la xiriira canshuuraha oo lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Kulan looga hadlayey dardargelinta howlaha baarista iyo horgeynta cadaaladda dacwadaha la xiriira canshuuraha iyo dhaqaalaha ayaa ka qabsoomay Taliska laanta dhexe ee ilaalinta canshuuraha iyo dhaqaalaha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Ku xigeenada xeer ilaaliyaha guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Taliyaha hoggaanka laanta dhexe ee ilaalinta Canshuuraha iyo Dhaqaalaha General Cabdullaahi Xassan...
Saudi Arabia and UAE Condemn Attack on Somali President’s Convoy
Saudi Arabia and the United Arab Emirates (UAE) have strongly condemned the attack targeting the convoy of Somali President Hassan Sheikh Mohamud, who was heading toward the frontlines of the ongoing conflict. A statement from Saudi Arabia’s Ministry of Foreign Affairs, shared on X (formerly Twitter), expressed the kingdom’s firm disapproval of the assault. The...
Hay’adda SoDMA oo furimaha dagaalka u dirtay dawo iyo dhaqaatiir
Cadale ( Raxanreeb Online) Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) oo xoojineysa dadaallada yareynta khasaaraha ka dhasha dagaallada lagu cirib-tirayo khawaarijta ayaa furimaha gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe u dirtay dhaqaatiir, gawaarida gargaarka degdegga ah iyo daawo luugu tala-galay in lagu taageero geesiyaasha xaq u dirirka ah ee u taagan xoreynta dalka. Dhaqaatiirta ayaa sal-dhig ka dhigan...
Putin oo Trump ka diiday baaq uu u soo jeediyay oo dagaalka Ukraine la xiriira
New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, iyo dhiggiisa Ruushka, Vladimir Putin ayaa telefoonka ku wada hadlay, wadahadalkaas oo socday ku dhowaad laba saacadood. Intii ay wada hadlayeen labada hogaamiye, Trump uu baaq u soo jeediyay Putin, kaas oo la xirriira dagaalka Ukraine. Waxaa uu diiday Putin baaq ah, in si degdeg ah...
Imaaraadka iyo Sacuudiga oo cambaareeyay qaraxii lala beegsaday madaxweynaha Soomaaliya
Sacuudiga ( Raxanreeb Online) Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ayaa cambaareeyay weerarkii lala eegtay kolonyada madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud, xili u uku sii jeeday jiidaha hore ee dagaalka. Qoraal ay wasaaradda arrimaha dibedda Sacuudiga soo dhigtay barta X ee hore loo oran jiray Twitter, ayay ku sheegtay in Sacuudigu cambaareynayo weerarkaas lagu beegsaday kolonyada madaxweyne...
Faah faahin: hoobiyeyaal maanta lagu garaacay xerada Xalane
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay Hoobiyeyaal maanta lagu gaaracay xerada Xalane ee magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka. Hoobiyeyaasha qaar ayaa la sheegay in ay ku dhaceen gudaha xarunta Xalane oo ku dhex taalla garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, halka madaaficda qaar ay ku dhaceen banaankeeda. Jugta hoobiyeyaasha ayaa laga maqlay...
Somalia’s President Survives Mogadishu Blast While En Route to Frontlines
Mogadishu (Raxanreeb Online) – A roadside explosion struck the Gaheer area of Xamar Jajab district in Mogadishu’s Banaadir region earlier today, causing multiple casualties, eyewitnesses report. The attack, believed to be the result of a remotely detonated improvised explosive device (IED), was placed on the wall of a residential building near the Ceelgaabta intersection. The...








