Wanlaweyn ( Raxanreeb Online) Taliska Booliska degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, oo howlgal qorsheysan ka fuliyay xaafadaha degmadaasi, ayaa ku soo qabtay rag ka ganacsanaayey wax yaabaha Maanka-dooriya Taliska Ciidanka Booliska oo kaashanaaya bulshada ayaa xogta Raggan ka ganacsanaayay muqaadaraadka heley ayadoona ugu dambeyn gacanta lagu soo dhigey. Sidoo kale Taliska ayaa sheegay in...
Day: April 3, 2025
Kulanka golaha wasiirada oo looga hadlay dagaalka Al-shabaab
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay dagaalka kooxda Al-shabaab ee ka socda qeybo ka mid ah gobollada dalka. Kulanka ayaa lagu soo bandhigay warbixin faah-faahsan oo ku aaddan dagaallada socda ee lagu ciribtirayo argagixisada, iyada oo goluhu bogaadiyey geesinimada iyo naf-huridda ciidanka...
Dab dhaliyay khasaaro hantiyadeed oo ka kacay degmada Hodan
Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wararka anu ka heleyno xaafada Soonakey ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir, ayaa sheegaya in maanta dab dhaliyay khasaaro hantiyadeed uu ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla degmadaasi. Goob joogayaal kamid ah dadka deegaanka, ayaa inoo sheegay in dabka markii hore uu ka biloowday koronto, kaddibna uu ku fiday goobaha...
Madaxda Soomaaliya iyo Jabuuti oo kawada hadlay dagaalka Shabaab
Jabuuti ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya labada dal. Labada Madaxweyne ayaa si qoto dheer uga wada hadlay sidii loo sii amba-qaadi lahaa...